{"id":515884,"date":"2024-06-25T14:24:29","date_gmt":"2024-06-25T11:24:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515884"},"modified":"2024-06-25T14:24:29","modified_gmt":"2024-06-25T11:24:29","slug":"wasiirka-waxbarashadda-xfs-oo-kormeeray-goobaha-imtixaanka-ee-degmadda-balcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashadda-xfs-oo-kormeeray-goobaha-imtixaanka-ee-degmadda-balcad\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashadda XFS oo kormeeray goobaha Imtixaanka ee degmadda Balcad"},"content":{"rendered":"<p>Balcad(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kormeer ku tagay goobaha ay ka socdaan imtixaanka Dugsiyada sare ee Degmada Balcad.<\/p>\n<p>Kormeerka Wasiirka waxaa qeyb ka ahaa Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda Xildhibaan Cali Cumar (Cali Balcad) iyo Guddoomiyaha Degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>Wasiirada ayaa bogaadiyay habsami u socodka imtixaanka, iyagoo ardayda u rajeeyey natiijo ay ku farxaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Balcad(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kormeer ku tagay goobaha ay ka socdaan imtixaanka Dugsiyada sare ee Degmada Balcad. Kormeerka Wasiirka waxaa qeyb ka ahaa Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda Xildhibaan Cali Cumar (Cali Balcad) iyo Guddoomiyaha Degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe. Wasiirada ayaa bogaadiyay habsami u socodka imtixaanka, iyagoo ardayda u rajeeyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":515885,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515884","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515884"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515886,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515884\/revisions\/515886"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}