{"id":515791,"date":"2024-06-23T20:07:37","date_gmt":"2024-06-23T17:07:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515791"},"modified":"2024-06-23T20:07:37","modified_gmt":"2024-06-23T17:07:37","slug":"ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-ceeldheer-ayaa-gacanta-ku-dhigay-nin-ajanabi-ah-oo-ka-tirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-ceeldheer-ayaa-gacanta-ku-dhigay-nin-ajanabi-ah-oo-ka-tirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga ee ku sugan Ceeldheer ayaa gacanta ku dhigay nin ajanabi ah oo ka tirsan Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ee ku sugan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay nin ajanabi ah oo ka tirsan Khawaarijta, kaas oo doonayay inuu Doon ka raaco xeebaha deegaanka Mareeg ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Ninkaan Khawaarijka ah ayaa qabashadiisu waxay timid kadib markii xogtiisa ciidanku ay ka heleen bulshada ka agdhow xeebta Mareeeg, iyadoo lagu soo bandhigay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidamada ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ninkaan uu sheegay inuu u dhashay dalka Yemen, wuxuuna ka mid ahaa maleeshiyaadka iyo horjoogayaasha ku dhibaatoonaya deegaanada ay kaga dhuumaalaysanayaan Galmudug.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240623_195937_468.sdocx--><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-515792\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/IMG-20240623-WA0015.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1020\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/IMG-20240623-WA0015.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/IMG-20240623-WA0015-226x300.jpg 226w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-515793\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/IMG-20240623-WA0014.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1020\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/IMG-20240623-WA0014.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/IMG-20240623-WA0014-226x300.jpg 226w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-515794\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/IMG-20240623-WA0016.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1020\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/IMG-20240623-WA0016.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/IMG-20240623-WA0016-226x300.jpg 226w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ee ku sugan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay nin ajanabi ah oo ka tirsan Khawaarijta, kaas oo doonayay inuu Doon ka raaco xeebaha deegaanka Mareeg ee Gobolka Galgaduud. Ninkaan Khawaarijka ah ayaa qabashadiisu waxay timid kadib markii xogtiisa ciidanku ay ka heleen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":515793,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1277],"class_list":{"0":"post-515791","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-ceeldheer-ayaa-gacanta-ku-dhigay-nin-ajanabi-ah-oo-ka-tirsan-khawaarijta"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515791","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515791"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515795,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515791\/revisions\/515795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}