{"id":515754,"date":"2024-06-23T12:39:14","date_gmt":"2024-06-23T09:39:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515754"},"modified":"2024-06-23T12:55:56","modified_gmt":"2024-06-23T09:55:56","slug":"odayaasha-dhaqanka-maamulka-jubbaland-oo-sheegay-inay-tuutaha-u-xiranayaan-dagaalka-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/odayaasha-dhaqanka-maamulka-jubbaland-oo-sheegay-inay-tuutaha-u-xiranayaan-dagaalka-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Odayaasha dhaqanka Maamulka Jubbaland oo sheegay inay Tuutaha u xiranayaan Dagaalka Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Kismaayo(SONNA(:-Odayaasha iyo waxgaradka degaanada maamulka jubbaland ayaa sheegay in ay garab taaganyihiin geesiyaasha xoogga dalka ee dagaalka kula jira khawaarijta.<\/p>\n<p>&#8220;Hadaanu nahay Odayaasha Dhaqanka Jubbaland waanu garab taaganahay ciidamada dhiigga iyo dhuuxa ino huraya&#8221; mid kamida Odayaasha Dhaqanka Jubbaland.<\/p>\n<p>Odayaasha ayaa tilmaamay in diyaar u yihiin in ay ku shahiidaan cadawga arxanka daran ayna ciidamada kala qeyb galayaan howlagallada ka socoda degaannada jubbaland.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa iga go&#8217;aan inaan ku shahiido degmada Badhaadhe anigo garab jooga ciidamada geesiyada ah ee Jubbaland lana dagaalamaya Khawaarijta&#8221;sidaa waxaa yiri Ugaas Cabdullaahi Siraad Cabdi.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa howlgallo ballaaran ka wada degeena dhowr ah oo katirsan maamulka jubbaland,iyadoo aat ciidanku la waregeen gooba ay cadawga mudda gacanta ku hayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo(SONNA(:-Odayaasha iyo waxgaradka degaanada maamulka jubbaland ayaa sheegay in ay garab taaganyihiin geesiyaasha xoogga dalka ee dagaalka kula jira khawaarijta. &#8220;Hadaanu nahay Odayaasha Dhaqanka Jubbaland waanu garab taaganahay ciidamada dhiigga iyo dhuuxa ino huraya&#8221; mid kamida Odayaasha Dhaqanka Jubbaland. Odayaasha ayaa tilmaamay in diyaar u yihiin in ay ku shahiidaan cadawga arxanka daran ayna ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":515755,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515754","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515754"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515762,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515754\/revisions\/515762"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515755"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}