{"id":515693,"date":"2024-06-22T09:59:02","date_gmt":"2024-06-22T06:59:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515693"},"modified":"2024-06-22T10:55:59","modified_gmt":"2024-06-22T07:55:59","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-si-rasmi-ah-u-daahfuray-imtixaanka-dugsiyadda-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-si-rasmi-ah-u-daahfuray-imtixaanka-dugsiyadda-sare\/","title":{"rendered":"Ra&#8221;iisul wasaaraha XFS oo si Rasmi ah u daahfuray Imtixaanka Dugsiyadda Sare"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra&#8221;iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray imtixaanka dugsiyadda Sare ee Fasalka 12Aad oo saaka Ardaydu ku gelayso inta badan Gobolada dalka.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisulwasaaraha Xamse ayaa xusay in doorkan horumar weyn laga gaadhay dhanka Horumarinta tiknoolajiyadda sidoo kale Ra&#8221;iisul wasaaraha ayaa xusay in Sannadka Imtixaan laga gelayo goobihii laga xorreeyey khawaarijta.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Wasiirka Waxbarashadda ayaa xusay in sannadka tirada Ardayda Imtixaanka gelaysaa gaarayso 37038 Arday sidoo kale ay ka soo qayb galeen 736 Dugsi oo ku kala yaal gobolada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra&#8221;iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray imtixaanka dugsiyadda Sare ee Fasalka 12Aad oo saaka Ardaydu ku gelayso inta badan Gobolada dalka. Ra&#8217;iisulwasaaraha Xamse ayaa xusay in doorkan horumar weyn laga gaadhay dhanka Horumarinta tiknoolajiyadda sidoo kale Ra&#8221;iisul wasaaraha ayaa xusay in Sannadka Imtixaan laga gelayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":515699,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515693","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515693","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515693"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515694,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515693\/revisions\/515694"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515699"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}