{"id":515660,"date":"2024-06-21T11:57:38","date_gmt":"2024-06-21T08:57:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515660"},"modified":"2024-06-21T12:04:28","modified_gmt":"2024-06-21T09:04:28","slug":"madaxa-hayadda-sodma-oo-la-kulmay-madaxa-heyadda-iskaashiga-caalamiga-ah-ee-jaban","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxa-hayadda-sodma-oo-la-kulmay-madaxa-heyadda-iskaashiga-caalamiga-ah-ee-jaban\/","title":{"rendered":"Madaxa Hay\u2019adda SODMA oo la kulmay Madaxa Hey\u2019adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Jaban"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa dalka Japan kula kulmay madax sare oo ka tirsan hay&#8217;adda iskaashiga caalamiga ah ee dalkaasi (JICA).<\/p>\n<p>Agaasimaha hay&#8217;adda iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Japan qeybta Africa Momita Yasuki ayaa guddoomiyaha uga warbixiyay mashaariicda ay hay&#8217;addooda ka waddo dalalka Afrika,gaar ahaan Soomaaliya,<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamuud Macalin ayaa madaxda hay\u2019adda ka dalbaday in laga caawiyo dhisidda xarumaha gurmadka degdega ah ee maamul goboleedyada, kor u qaadidda aqoonta shaqaalaha hay&#8217;adda maaraynta musiibooyinka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/photo\/?fbid=997758475685103&amp;set=pcb.997758532351764&amp;__cft__%5b0%5d=AZVMgpsmVP5BHBgTLEJdpf7F2eFPNYGXlA4fvDMA9A-rsLxpXo2hxYGhngx_8FcRjxH5nIPX8NeFUqfq72LPDdJ2qmj5GNj-C0IeucFLYCOQsbpbLV30Fa-G69dcIu-FIexH8oV5pF4AM3vMpRhcbwKAQZIqfjG0hszSubYnT91oCNYYB3IqAKDsoozcOIff4pSBEd1uIAR18BPuKALVnkTM&amp;__tn__=*bH-R\">\u00a0<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa dalka Japan kula kulmay madax sare oo ka tirsan hay&#8217;adda iskaashiga caalamiga ah ee dalkaasi (JICA). Agaasimaha hay&#8217;adda iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Japan qeybta Africa Momita Yasuki ayaa guddoomiyaha uga warbixiyay mashaariicda ay hay&#8217;addooda ka waddo dalalka Afrika,gaar ahaan Soomaaliya, Guddoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":515662,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515660","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515660"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515665,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515660\/revisions\/515665"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515662"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}