{"id":515651,"date":"2024-06-21T10:15:37","date_gmt":"2024-06-21T07:15:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515651"},"modified":"2024-06-21T10:34:46","modified_gmt":"2024-06-21T07:34:46","slug":"saraakiisha-ciidanka-xoogga-oo-masaajid-cali-gaduud-kula-hadlay-dadka-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saraakiisha-ciidanka-xoogga-oo-masaajid-cali-gaduud-kula-hadlay-dadka-deegaanka\/","title":{"rendered":"Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo Masaajid Cali Gaduud kula hadlay dadka deegaanka"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan ayaa kulan dhiirigalin ah la qaatay shacabka ku dhaqan deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo laba sano kahor laga xireeyay kooxaha khawaarijta.<\/p>\n<p>Afhayeenka oo la hadlay qeybaha bulshada ayaa kula dardaarmay in ay u howlgalaan la shaqeynta ciidanka dowladda iyo sidii loo ciribtiri lahaa kooxaha khawaarijta.<\/p>\n<p>Sarkaalkaasi waxa uu ka codsaday dadka deegaanka in ay la yimaadaan dulqaad iyo iscafiyo,isla markaana ay ka qeybqaataan horumarinta adeegyada lagama maarmaaka u ah bulshada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-515655 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/mas-1-1024x593.png\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"593\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/mas-1-1024x593.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/mas-1-300x174.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/mas-1-768x445.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/mas-1-860x498.png 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/mas-1.png 1152w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan ayaa kulan dhiirigalin ah la qaatay shacabka ku dhaqan deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo laba sano kahor laga xireeyay kooxaha khawaarijta. Afhayeenka oo la hadlay qeybaha bulshada ayaa kula dardaarmay in ay u howlgalaan la shaqeynta ciidanka dowladda iyo sidii loo ciribtiri lahaa kooxaha khawaarijta. Sarkaalkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":515654,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515651","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515651"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515658,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515651\/revisions\/515658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}