{"id":515635,"date":"2024-06-20T17:46:26","date_gmt":"2024-06-20T14:46:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515635"},"modified":"2024-06-20T17:48:55","modified_gmt":"2024-06-20T14:48:55","slug":"guddoomiyaha-hayaadda-sodma-oo-shir-uga-qayb-galay-dalka-japan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayaadda-sodma-oo-shir-uga-qayb-galay-dalka-japan\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Haya&#8217;adda SODMA oo shir uga qayb galay dalka Japan"},"content":{"rendered":"<p>Himeji(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareeynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macalin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa todobaadkan howlo shaqo u joogay magalada Himeji ee dalka Japan iyaga oo ka qayb-galaya shir laba sanadle ah oo lagu magacaabo Madasha Caalamiga ah ee Fahamka Halista \u201cUnderstanding Risk Global Forum\u201c.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa Madasha ka jeediyay khudbadiisa oo uu kaga hadlay sooyaalka hay\u2019adda SoDMA, guulaha ay gaartay labadii sano ee la soo dhaafay, howlaha hortabinta u leh hay\u2019adda iyo caqabadaha horyaalla hay\u2019adda. Wafdiga ayaa sidoo kale ka qaybgalay shirar doceedyo iyo doodo looga hadlayay arimaha la xiriira maaraynta masiiboouyinka dabiiciga ah iyo kuwa aan dabiiciga ahayn.<\/p>\n<p>Ugu danbeeyntii, Guddoomiye Maxamuud ayaa u mahad celiyay Bankiga Adduunka oo abaabulka shirka iyo dowladda Japan oo martigalisay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Himeji(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareeynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macalin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa todobaadkan howlo shaqo u joogay magalada Himeji ee dalka Japan iyaga oo ka qayb-galaya shir laba sanadle ah oo lagu magacaabo Madasha Caalamiga ah ee Fahamka Halista \u201cUnderstanding Risk Global Forum\u201c. Gudoomiyaha ayaa Madasha ka jeediyay khudbadiisa oo uu kaga hadlay sooyaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":515639,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515635","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515635","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515635"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515635\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515637,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515635\/revisions\/515637"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515639"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515635"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515635"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515635"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}