{"id":515629,"date":"2024-06-20T17:27:16","date_gmt":"2024-06-20T14:27:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515629"},"modified":"2024-06-20T17:27:16","modified_gmt":"2024-06-20T14:27:16","slug":"raiisulwasaare-kuxigeenka-xfs-oo-la-kulmay-safiirro-ka-socda-dalalka-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisulwasaare-kuxigeenka-xfs-oo-la-kulmay-safiirro-ka-socda-dalalka-midowga-yurub\/","title":{"rendered":"Ra&#8221;iisulwasaare kuxigeenka XFS oo la kulmay Safiirro ka socda dalalka Midowga Yurub"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa la kulmay safiirro ka socday dalalka Midowga Yurub, kaasi oo looga hadlay arrimaha amniga, ciribtirka khawaarijta, arrimaha bini\u2019aadantinimada, xasilinta iyo mashaariicda horumarinta.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in dowladdu guulo waawayn ka gaartay dhinacyada amniga gudaha iyo hawllgada wajiga labaad ee dagaalka khawaarijta iyo sidoo kale dedaallada adeegga lagu gaarsiinayo shacabka Soomaaliyeed ee iska xoreeyey heeryada kooxaha Khawaariijta ah.<\/p>\n<p>Dhankooda safiirrada ayaa qiray guulaha wax-ku-oolka ah ee dowladu ka gaartay dhinacyada amniga gudaha iyo horumarinta arrimaha bulshada, iyagoo intaa ku daray inay dawladda Soomaaliya ka taageerayaan howlgallada dalka looga xoreynayo Khawaariijta.<\/p>\n<p>Safiirrada kulanka la yeeshay Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka, ayaa kala ahaa Safiirka EU Karin Johansson, safiirka Italy Dacco Coppi, safiirka Germany Sebastian Groth, iyo safiirka Sweden Joachim Waern.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa la kulmay safiirro ka socday dalalka Midowga Yurub, kaasi oo looga hadlay arrimaha amniga, ciribtirka khawaarijta, arrimaha bini\u2019aadantinimada, xasilinta iyo mashaariicda horumarinta. Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in dowladdu guulo waawayn ka gaartay dhinacyada amniga gudaha iyo hawllgada wajiga labaad ee dagaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":515630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515629","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515629"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515631,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515629\/revisions\/515631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}