{"id":515558,"date":"2024-06-19T11:53:18","date_gmt":"2024-06-19T08:53:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515558"},"modified":"2024-06-19T11:56:19","modified_gmt":"2024-06-19T08:56:19","slug":"guddiga-qaban-qaabada-maalmaha-xorriyadda-oo-muqdisho-ku-yeeshay-kulankoodii-labaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-qaban-qaabada-maalmaha-xorriyadda-oo-muqdisho-ku-yeeshay-kulankoodii-labaad\/","title":{"rendered":"Guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda oo Muqdisho ku yeeshay kulankoodii labaad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo ayaa maanta markale Muqdisho ku yeeshay kulankoodii labaad si ay u dardar geliyaan howlaha loo igmaday.<\/p>\n<p>Kulanka oo uu shir guddoominayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa waxaa qayb ka ahaa xubnaha guddiga heer wasiir, hay\u2019adaha amniga iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa looga hadlay heerka diyaar garowga iyo qaban qaabada.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale shirkan looga dooday\u00a0 kaalinta hay\u2019addaha kala duwan ee ku aaddan munaasabadaha maalmaha Xoriyadda iyo sidii guud ahaan dalka looga wada xusi lahaa si ka duwan sidii loo xusi jiray Sannadihii hore maadama sannadka laga xusayo deegaano badan oo laga Xorreeyey kooxaha Khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo ayaa maanta markale Muqdisho ku yeeshay kulankoodii labaad si ay u dardar geliyaan howlaha loo igmaday. Kulanka oo uu shir guddoominayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa waxaa qayb ka ahaa xubnaha guddiga heer wasiir, hay\u2019adaha amniga iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":515565,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515558","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515558"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515569,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515558\/revisions\/515569"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}