{"id":515545,"date":"2024-06-19T09:34:50","date_gmt":"2024-06-19T06:34:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515545"},"modified":"2024-06-19T09:35:23","modified_gmt":"2024-06-19T06:35:23","slug":"xildhibaan-cabdimaalik-cabdalla-waxaan-idin-kaga-mahadcelinayaa-sida-aad-isaga-difaacdeen-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaan-cabdimaalik-cabdalla-waxaan-idin-kaga-mahadcelinayaa-sida-aad-isaga-difaacdeen-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Cabdimaalik Cabdalla&#8221; Waxaan idin kaga mahadcelinayaa sida aad isaga difaacdeen Khawaarijta,&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Wafdi uu hoggaaminayo xildhibaan Cabdimaali Cabdalla oo ay ka mid yihiin saraakiil ciidan iyo odayaal dhaqan oo safar dhanka dhulka uga soo amba-baxay magaalada Muqdisho ayaa soo maray deegaanno badan oo ka tirsan gobollada Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan, kuwaas oo dhowaan laga xoreeyay kooxda Khawaarijta Al-shabaab.<\/p>\n<p>Xildhibaanka iyo wafdiga uu hoggaaminayay ayaa soo maray deegaannada kala ah Caaddalin, Libigii-Roogada-lahaa, Qoyaale, Eegii Maxamed Samoow, Qurac-Barwaaqo, Garas-dheere iyo degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, halkaas oo uu kula kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada deegaannadaas.<\/p>\n<p>Xildhinaan Cabdimaalik Cabdalla ayaa shacabkii uu la kulmay ku dhiirageliyay sida geesinimada ah leh ee deegaannadooda uga difaacdeen kooxda Khawaarijta Al-shabaab oo soo damaaciyay, wuxuuna balan qaaday inuu kala shaqeyn doono sidii deegaannadaas loo gaarsiin lahaa adeegyada muhiimka u ah nolosha aadanaha.<\/p>\n<p>&#8221; Waxaa idinkaga mahadcelinaa sida aad isaga difaaceen Khawaarijta hubka ugu badan ee aad maanta heystaanna Argagaxisada uga soo Furateen&#8221;, ayuu yiri xildhibaan Maalik Cabdalla.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah shacabka ku nool deegaannada uu tegay xildhibaanka ayaa bogaadiyay safarkiisa indha-indheynta ah iyo dadaallada Dowladda Federaalka ee ku aadan in guud ahaan dalka laga xoreeyo kooxaha nabad-diidka ee Khawaarijta ugu horeeyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Wafdi uu hoggaaminayo xildhibaan Cabdimaali Cabdalla oo ay ka mid yihiin saraakiil ciidan iyo odayaal dhaqan oo safar dhanka dhulka uga soo amba-baxay magaalada Muqdisho ayaa soo maray deegaanno badan oo ka tirsan gobollada Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan, kuwaas oo dhowaan laga xoreeyay kooxda Khawaarijta Al-shabaab. Xildhibaanka iyo wafdiga uu hoggaaminayay ayaa soo maray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":515546,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515545","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515545","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515545"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515545\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515548,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515545\/revisions\/515548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515546"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515545"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515545"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515545"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}