{"id":515404,"date":"2024-06-15T19:46:11","date_gmt":"2024-06-15T16:46:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515404"},"modified":"2024-06-15T19:46:11","modified_gmt":"2024-06-15T16:46:11","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-bulshadda-soomaaliyeed-ugu-hambaleeyay-bilashadda-munaasabadda-ciidul-adxa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-bulshadda-soomaaliyeed-ugu-hambaleeyay-bilashadda-munaasabadda-ciidul-adxa\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Xamse oo bulshadda Soomaaliyeed ugu hambaleeyay bilashadda munaasabadda Ciidul Adxa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda Adxaa awgeed.\u00a0 dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gudaha iyo dibedda.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Xamse oo hambalyo gaar ah la wadaagay geesiyadda ciidamadda qalabla sida ayaa sheegay in ciidan tan xigta uu ku han-weyn yahay in dhamman dalka oo idil laga ciribtiray khawaarijta, waxaana uu xusay kaalinta naf-hurnimada leh ee ciidamada geesiyada ah ee ku sugan furimaha dagaalka ee lagu eryanayo khawaarijta.<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240615_194445_893.sdocx--><br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240615_193708_146.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda Adxaa awgeed.\u00a0 dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gudaha iyo dibedda. Ra\u2019iisul wasaare Xamse oo hambalyo gaar ah la wadaagay geesiyadda ciidamadda qalabla sida ayaa sheegay in ciidan tan xigta uu ku han-weyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":515405,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1273],"class_list":{"0":"post-515404","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-raiisul-wasaare-xamse-oo-bulshadda-soomaaliyeed-ugu-hambaleeyay-bilashadda-munaasabadda-ciidul-adxa"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515404","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515404"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515406,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515404\/revisions\/515406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515405"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}