{"id":515356,"date":"2024-06-14T21:35:57","date_gmt":"2024-06-14T18:35:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515356"},"modified":"2024-06-15T10:07:52","modified_gmt":"2024-06-15T07:07:52","slug":"taliya-ciidanka-booliiska-oo-rwanda-uga-qayb-galay-qalin-jabinta-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-booliiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliya-ciidanka-booliiska-oo-rwanda-uga-qayb-galay-qalin-jabinta-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-booliiska\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Rwanda uga qayb galay qalin jabinta Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliiska"},"content":{"rendered":"<p>Kigali(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S\/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa dalka Rwanda uga qeybgalay Xaflad ay ku qalinjabinayeen Saraakiil ka tirsan booliska Soomaaliyed.<\/p>\n<p>Saraakiishaan ayaa bartay hoggaaminta ciidanka, maamulka iyo maaraynta, nabadda iyo xal u helidda Xasaradaha, waxana ay qateen shahaadada heerka 2-aad ee Jaamacadda dalka Rwanda.<\/p>\n<p>Tirada saraakiisha qalinjabisay ayaa dhan 34 sarkaal, waxana qeyb ka ahaa saraakiil ka kala socotay qaar kamid ah dalalka Africa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kigali(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S\/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa dalka Rwanda uga qeybgalay Xaflad ay ku qalinjabinayeen Saraakiil ka tirsan booliska Soomaaliyed. Saraakiishaan ayaa bartay hoggaaminta ciidanka, maamulka iyo maaraynta, nabadda iyo xal u helidda Xasaradaha, waxana ay qateen shahaadada heerka 2-aad ee Jaamacadda dalka Rwanda. Tirada saraakiisha qalinjabisay ayaa dhan 34 sarkaal, waxana qeyb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":515357,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515356","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515356","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515356"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515356\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515367,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515356\/revisions\/515367"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515357"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515356"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515356"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515356"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}