{"id":515351,"date":"2024-06-14T13:40:58","date_gmt":"2024-06-14T10:40:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515351"},"modified":"2024-06-14T13:40:58","modified_gmt":"2024-06-14T10:40:58","slug":"hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-oo-daahfurtay-qorsho-loogu-talalagalay-in-lagu-dhaqmo-5-sano","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-oo-daahfurtay-qorsho-loogu-talalagalay-in-lagu-dhaqmo-5-sano\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo daahfurtay qorsho loogu talalagalay in lagu dhaqmo 5-sano"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Sayid Mohamed ayaa daah furay qorsho istiraatiiji ah oo loogu talagalay in hey\u2019addu ay ku dhaqanto mudada 5-ta sano ah ee soo socota.<\/p>\n<p>Agaasimaha oo ka hadlay munaasabadda daah furka ayaa uga mahad celiyay dhammaan madaxda iyo qaybaha kala duwan ee hey\u2019adda iyo bahwadaagta kale ee sida mugga leh uga qayb qaatay dhammeystirka iyo diyaarinta qorshahaan.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ayaa ku dhawaaqay in la dhaqan gelin doono istirastiijiyaddaan,isla markaana loo isticmaali doono hagidda dhammaan howlaha horumarinta iyo adeeg bixinta hey\u2019adda si loola jaanqaado halbeegyada caalamiga ah ee dunida.<\/p>\n<p>Diyaarinta istiraatiijiyadda ayaa qaadatay muddo ku dhaw 5 billood, mudadaas oo diyaarintu soo martay heerar kala duwan sida kulamo wadatashi ah kuwo talo gelin ah oo khuseeyay madaxda iyo qaybaha kale duwan ee ay ka kooban tahay Hey\u2019adda Socdaalka iyo JInsiyadaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Sayid Mohamed ayaa daah furay qorsho istiraatiiji ah oo loogu talagalay in hey\u2019addu ay ku dhaqanto mudada 5-ta sano ah ee soo socota. Agaasimaha oo ka hadlay munaasabadda daah furka ayaa uga mahad celiyay dhammaan madaxda iyo qaybaha kala duwan ee hey\u2019adda iyo bahwadaagta kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":515353,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515351","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515351","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515351"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515352,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515351\/revisions\/515352"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515353"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}