{"id":515199,"date":"2024-06-12T14:43:38","date_gmt":"2024-06-12T11:43:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515199"},"modified":"2024-06-12T14:43:38","modified_gmt":"2024-06-12T11:43:38","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-sheegay-in-dowladdu-ay-ka-goantahay-kor-u-qaadista-tacliinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-sheegay-in-dowladdu-ay-ka-goantahay-kor-u-qaadista-tacliinta\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha golaha shacabka oo sheegay in dowladdu ay ka go\u2019antahay kor u qaadista tacliinta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in ay dowladdu ka go\u2019an tahay sare u qaadidda tacliinta dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo ka hadlayay xaflad ay ka qalin beddelanayeen arday ka baxday Jaamacadaha Green Hope University iyo Kesmonds University oo ay bahwadaag yihiin ayaa intaa ku daray in ay dowladdu tayayn doonto waxbarshada, laguna baahin doono guud ahaan dalka.<\/p>\n<p>Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa bahda waxbarashada kula dardaarmay\u00a0 in ay caawiyaan waaliddiinta aanan awoodin waxbarashada carruurtooda, si ubadka Soomaaliyeed ay waxbarasho u helaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in ay dowladdu ka go\u2019an tahay sare u qaadidda tacliinta dalka. Guddoomiyaha oo ka hadlayay xaflad ay ka qalin beddelanayeen arday ka baxday Jaamacadaha Green Hope University iyo Kesmonds University oo ay bahwadaag yihiin ayaa intaa ku daray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":515200,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515199","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515199","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515199"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515199\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515201,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515199\/revisions\/515201"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}