{"id":515186,"date":"2024-06-12T13:11:00","date_gmt":"2024-06-12T10:11:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515186"},"modified":"2024-06-12T13:14:20","modified_gmt":"2024-06-12T10:14:20","slug":"wasiirka-amniga-xfs-oo-muqdisho-ka-furay-shirka-ansixinta-qorshaha-shanta-sano-ee-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-amniga-xfs-oo-muqdisho-ka-furay-shirka-ansixinta-qorshaha-shanta-sano-ee-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka amniga XFS oo Muqdisho ka furay shirka ansixinta qorshaha shanta sano ee hay&#8217;adda socdaalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta Muqdisho ka furay shirka ansixinta qorshaha shanta sano ee hay&#8217;adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirka oo socon doona mudo laba maalmood ah ayaa aad loogu lafo guri doonaa qorshaha hay&#8217;adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee shanta sano ee soo socota, sidii loo horumarin lahaa adeegyada ay shacabka u hayso, ilaalinta xogta shakhsiga iyo amniga Qaranka.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga ayaa ku amaanay maamulka iyo shaqaalaha hay&#8217;adda Socdaalka, dedaalka iyo horumarka ay ka sameeyeen shaqada isla markaana ay sii laba jiraan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa intaas ku daray in hay\u2019addu ku tallaabsatay isbeddel iyo horumar lataaban karo oo ay ku dabooshay baahiyaha socdaal iyo adeegga baasaboor bixinta dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta Muqdisho ka furay shirka ansixinta qorshaha shanta sano ee hay&#8217;adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya. Shirka oo socon doona mudo laba maalmood ah ayaa aad loogu lafo guri doonaa qorshaha hay&#8217;adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee shanta sano ee soo socota, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":515187,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515186","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515186"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515191,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515186\/revisions\/515191"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}