{"id":515183,"date":"2024-06-12T12:59:31","date_gmt":"2024-06-12T09:59:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515183"},"modified":"2024-06-12T12:59:31","modified_gmt":"2024-06-12T09:59:31","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-iyo-duqa-degmada-bollnas-ee-dalka-sweden-oo-ka-wada-hadlay-iskaashiga-labada-magaalo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-iyo-duqa-degmada-bollnas-ee-dalka-sweden-oo-ka-wada-hadlay-iskaashiga-labada-magaalo\/","title":{"rendered":"Maamulka gobolka Banaadir iyo Duqa degmada Bolln\u00e4s ee dalka Sweden oo ka wada hadlay iskaashiga labada Magaalo"},"content":{"rendered":"<p>Sweden-(SONNA)-Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey\u2019adaha Caalamiga Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Mudane Maxamed Xasan Maxamed oo safar shaqo ku jooga dalka Sweden ayaa kulan la qaatay Duqa Magaalada Bolln\u00e4s Mudane Cabdullaahi Cadaan iyo Kuxigeenkiisa.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa loogu hadlay Arrimo ay ka mid yihiin; Iskaashiga Labada Magaalo ee Muqdisho iyo Bolln\u00e4s ee dhinacyada Qorsheynta Magaalada, helida Muqdisho Cagaaran si loogu hortago waxyeelada wasaqowga hawada iyo isbedelka cimillada, Maareynta Qashinka iyo Tababarida Xoogsatada Kalluumeysiga si loogu faa\u2019ideysto kheyraadka iyo wax soo saarka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sweden-(SONNA)-Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey\u2019adaha Caalamiga Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Mudane Maxamed Xasan Maxamed oo safar shaqo ku jooga dalka Sweden ayaa kulan la qaatay Duqa Magaalada Bolln\u00e4s Mudane Cabdullaahi Cadaan iyo Kuxigeenkiisa. Kulanka ayaa loogu hadlay Arrimo ay ka mid yihiin; Iskaashiga Labada Magaalo ee Muqdisho iyo Bolln\u00e4s ee dhinacyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":515184,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515183","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515183","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515183"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515185,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515183\/revisions\/515185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515184"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}