{"id":515147,"date":"2024-06-11T15:26:12","date_gmt":"2024-06-11T12:26:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515147"},"modified":"2024-06-11T15:26:15","modified_gmt":"2024-06-11T12:26:15","slug":"wasiirka-gaadiidka-xfs-oo-xafiiskeeda-ku-qaabbishay-safiirka-talyaaniga-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaadiidka-xfs-oo-xafiiskeeda-ku-qaabbishay-safiirka-talyaaniga-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaadiidka XFS oo Xafiiskeeda ku qaabbishay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS. Marwo Fardowsa Osmaan Cigaal ayaa Xafiiska Wasaaradda ku qaabishay Safiirka Dowladda Talyaaniga Ee Soomaaliya Ambassador, Pier Mario Dacco\u2019 Coppi.<\/p>\n<p>Wasiir Fardowsa oo\u00a0 kulanka ay ku wehliyeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS.\u00a0 iyo qaar kamid ah Agaasinka iyo lataliyeyaasha Wasaaradda ayaa Safiirka uga warbixisay Guulaha la taaban Karo ee Soomaaliya ka gaartay horumarinta dhinacyada Gaadiidka Dhulka iyo Duulista Rayidka.<\/p>\n<p>Wasiirka Duulista XFS iyo Safiirka Talyaaniga ayaa isla qaatay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga dhinacayada Duullimaadka Rayidka, Horumarinta Technology-adda Gaadiidka iyo is-weydaarsiga khibradaha ee labada Dowladood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS. Marwo Fardowsa Osmaan Cigaal ayaa Xafiiska Wasaaradda ku qaabishay Safiirka Dowladda Talyaaniga Ee Soomaaliya Ambassador, Pier Mario Dacco\u2019 Coppi. Wasiir Fardowsa oo\u00a0 kulanka ay ku wehliyeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS.\u00a0 iyo qaar kamid ah Agaasinka iyo lataliyeyaasha Wasaaradda ayaa Safiirka uga warbixisay Guulaha la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":515148,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515147","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515147","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515147"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515147\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515149,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515147\/revisions\/515149"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515148"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515147"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515147"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515147"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}