{"id":515132,"date":"2024-06-11T11:35:49","date_gmt":"2024-06-11T08:35:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=515132"},"modified":"2024-06-11T11:50:47","modified_gmt":"2024-06-11T08:50:47","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-daah-furay-munaasabadda-daah-furka-qiimeynta-waxyeellada-el-nino","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-daah-furay-munaasabadda-daah-furka-qiimeynta-waxyeellada-el-nino\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo daah-furay munaasabadda qiimeynta waxyeellada El-nino"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra&#8217;iisul wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shir lagu soo bandhigayo warbixin dhammaystiran oo ku saabsan qiimaynta khasaarahii ka dhashay Fatahaadihii iyo Daadadkii El-Ni\u00f1o ee Sanadkii hore.<\/p>\n<p>Shirkaan waxaa soo agaasintay DFS, waxaana ka qeybgalaya\u00a0 Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Tamarta,Xanaanada Xoolaha, Qorsheynta, Wasiiru dowlayasha Waxbarashada, Beeraha, iyo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka, Sidoo kale shirkaan waxaa qeyb ka ah Safiiro, wakiilo ka socda Qaramada Midoobey, Bankiga lacagta adduunka iyo Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo madasha ka hadlay ayaa soo dhaweeyay madaxda iyo martida ka qeyb galaysa kulanka, isagoo faah-faahin buuxda ka bixiyay ujeedka war-bixinta la daah-furayo iyo sida El-nino u saameysay ilaha dhaqaale ee dalka, sida beeraha iyo xoolaha, una dhaawacday horumarka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra&#8217;iisul wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shir lagu soo bandhigayo warbixin dhammaystiran oo ku saabsan qiimaynta khasaarahii ka dhashay Fatahaadihii iyo Daadadkii El-Ni\u00f1o ee Sanadkii hore. Shirkaan waxaa soo agaasintay DFS, waxaana ka qeybgalaya\u00a0 Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Tamarta,Xanaanada Xoolaha, Qorsheynta, Wasiiru dowlayasha Waxbarashada, Beeraha, iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":515135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-515132","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515132","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=515132"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515132\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":515138,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/515132\/revisions\/515138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/515135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=515132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=515132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=515132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}