{"id":514964,"date":"2024-06-09T14:26:59","date_gmt":"2024-06-09T11:26:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514964"},"modified":"2024-06-09T14:36:00","modified_gmt":"2024-06-09T11:36:00","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-bjfs-oo-kismaayo-kusoo-xiray-shirka-guddiga-jootada-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-bjfs-oo-kismaayo-kusoo-xiray-shirka-guddiga-jootada-ah\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Kismaayo ku soo xiray Shirka Guddiga joogtada"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo (SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka banbaxa guddiga ah ee Golaha Shacabka oo maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ah Dowlad Goboleedka Jubaland, waxaana kulanka sidoo kale ka qeyb gashay Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar.<\/p>\n<p>Kulanka oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaaladda Kismaayo ayaa xubnaha Guddiga Joogtada waxa ay uga hadlayeen ajendayaasha kalfadhiga shanaad ee golaha shacabka.<\/p>\n<p>Inta kulanka uu socdaa ayaa waxaa lagu ansixiyay laba qeybood oo kala ah ajendayaasha guud ee kalfadhiga shanaad iyo qeybta labaad oo ah\u00a0 in hoos loo daadago islamarkaana loo wajaho sida ay ajendayaasha horutabinta u kala leeyihiin.<\/p>\n<p>Sidoo kale xubnaha Guddiga Joogtada ah ayaa ka hadlay in kalfadhiga shanaad lagu sii amba qaado islamarkaana\u00a0 lagu dhameystiro\u00a0 inta ka hartay ajendayaashii kalfadhigii afaraad ay xukuumadda soo gudbisay Iyo kuwo cusub oo ay kalfadhiga shanaad soo gudbisay kuwaas oo hada Golaha horyaala.<\/p>\n<p>Shirka Guddiga Joogtada oo maanta si rasmi ah loo soo gaba gabeeyay ayaa xubnaha Guddiga Joogtada waxa ay isku raaceen in kalfadhiga shanaad xoogaa lagu saaro ajendayaasha muhiimka u ah dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa xubnaha Guddiga Joogtada ah uga mahadceliyay maalmihii shirka uu socday dadaalkii Iyo howlkarnimadii ay muujiyeen, waxaa uuna dhanka kale u mahadceliyay madaxda Iyo shacabka Dowlad Goboleedka Jubaland soo dhoweyntii ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-514965\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932118593-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932118593-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932118593-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932118593-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932118593-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932118593-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932118593-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932118593-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932118593.jpg 1079w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-514966\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932129800-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932129800-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932129800-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932129800-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932129800-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932129800-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932129800-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932129800.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-514967\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932136859-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932136859-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932136859-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932136859-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932136859-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932136859-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932136859-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932136859-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717932136859.jpg 1079w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240609_142500_718.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo (SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka banbaxa guddiga ah ee Golaha Shacabka oo maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ah Dowlad Goboleedka Jubaland, waxaana kulanka sidoo kale ka qeyb gashay Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":514966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514964","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514964"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514971,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514964\/revisions\/514971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}