{"id":514935,"date":"2024-06-09T12:16:08","date_gmt":"2024-06-09T09:16:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514935"},"modified":"2024-06-09T12:16:35","modified_gmt":"2024-06-09T09:16:35","slug":"qaramada-midoobay-oo-mar-kale-ku-baaqay-in-la-joojiyo-waxyeelleynta-dadka-rayidka-ee-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-oo-mar-kale-ku-baaqay-in-la-joojiyo-waxyeelleynta-dadka-rayidka-ee-gaza\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo mar kale ku baaqday in la joojiyo waxyeelleynta dadka rayidka ee Gaza"},"content":{"rendered":"<p>Madaxa gargaarka Qaramada Midoobay ayaa Sabtidii walaac ka muujiyay weerar ay Israa&#8217;iil ku qaadday xerada qaxootiga ee Nuseirat ee bartamaha marinka Qaza, halkaas oo ay ku dhinteen 210 qof,ayna ku dhaawacmeen in ka badan 400 oo kalena.<\/p>\n<p>&#8220;Sawirrada dhimashada iyo burburka ee ka dhashay hawlgalkii milateri ee Israa&#8217;iil ee Gaza ayaa caddaynaya in maalin kasta oo dagaalkani uu sii socdo uu sii kordhayo argagaxa,&#8221; Martin Griffiths ayaa ku yiri hadal uu soo saaray.<\/p>\n<p>&#8220;Maanta, xerada qoxootiga ee Nuseirat waa xudunta dhibaatada ee dadka rayidka ah,mana jiraan meel nabdoon oo ku taalla Gaza\u201dayuu yiri Madaxa gargaarka Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Xafiiska warbaahinta ee Xamaas ayaa sheegay in ugu yaraan 210 falastiiniyiin ah ay ku dhinteen in ka badan 400 oo kalena ay ku dhaawacmeen duqeymo ba\u2019an oo diyaaradaha Israa\u2019iil ay la beegsadeen xerada qaxootiga ee Nuseyrat, deegaanada bariga Deir al-Balah iyo xerooyinka al-Bureij iyo al-Maghazi ee bartamaha Gaza.<\/p>\n<p>Israa\u2019iil ayaa \u00a0sheegtay inay badhtamaha Qaza ka soo furteen afar la hayste oo Israa\u2019iili ah, ka dib hawlgal milateri oo dhulka iyo cirka ah.<\/p>\n<p>Israa&#8217;iil ayaa sii waday weerarka naxariis darada ah ee ay ka waddo Gaza,inkastoo Qaramada Midoobay ay soo saartay qaraar lagu dalbanayo xabbad joojin degdeg ah.<\/p>\n<p>In ka badan 36,700 oo falastiiniyiin ah ayaa ku dhimatay dagaalka Israel ee Gaza,halka lagu dhaawacay 83,500 oo kale mudada siddeeda bilood ah \u00a0ee uu socday dagaalka Xamaas iyo Israel.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa gargaarka Qaramada Midoobay ayaa Sabtidii walaac ka muujiyay weerar ay Israa&#8217;iil ku qaadday xerada qaxootiga ee Nuseirat ee bartamaha marinka Qaza, halkaas oo ay ku dhinteen 210 qof,ayna ku dhaawacmeen in ka badan 400 oo kalena. &#8220;Sawirrada dhimashada iyo burburka ee ka dhashay hawlgalkii milateri ee Israa&#8217;iil ee Gaza ayaa caddaynaya in maalin kasta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":514939,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514935","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514935"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514940,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514935\/revisions\/514940"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}