{"id":514924,"date":"2024-06-09T08:56:16","date_gmt":"2024-06-09T05:56:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514924"},"modified":"2024-06-09T10:52:03","modified_gmt":"2024-06-09T07:52:03","slug":"madaxweynaha-galmuduga-oo-guddi-wasiiro-ah-u-magacaabay-xal-u-raadinta-colaadda-ka-jirta-waqooyiga-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-galmuduga-oo-guddi-wasiiro-ah-u-magacaabay-xal-u-raadinta-colaadda-ka-jirta-waqooyiga-galgaduud\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmuduga oo guddi u magacaabay xal u raadinta colaadda ka jirta waqooyiga Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa guddi ka kooban shan wasiir u magacaabay xal u raadinta colaadda u dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee wada dega inta u dhaxeysa degmooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ee waqooyiga Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoorqoor ayaa sidoo kale hay&#8217;adaha Amniga ee Maamulka Galmudug\u00a0 faray in ay la shaqeeyaan xubnaha guddiga si xal waara looga gaaro colaad ka jirta deegaanada Caabudwaaq iyo Xeraal waqooyiga Gobolka Galgaduud<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240609_085322_664.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-514925 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717911973490.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717911973490.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717911973490-237x300.jpg 237w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717911973490-810x1024.jpg 810w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717911973490-768x971.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1717911973490-860x1088.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa guddi ka kooban shan wasiir u magacaabay xal u raadinta colaadda u dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee wada dega inta u dhaxeysa degmooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ee waqooyiga Gobolka Galgaduud. Madaxweyne Qoorqoor ayaa sidoo kale hay&#8217;adaha Amniga ee Maamulka Galmudug\u00a0 faray in ay la shaqeeyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":514926,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514924","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514924"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514931,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514924\/revisions\/514931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514926"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}