{"id":514892,"date":"2024-06-08T11:12:20","date_gmt":"2024-06-08T08:12:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514892"},"modified":"2024-06-08T11:12:20","modified_gmt":"2024-06-08T08:12:20","slug":"diyaaradda-air-egypt-oo-duullimaad-ka-billaabaysa-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/diyaaradda-air-egypt-oo-duullimaad-ka-billaabaysa-muqdisho\/","title":{"rendered":"Diyaaradda Air Egypt oo duullimaad ka billaabaysa Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda duulista dalka Masar ayaa lagu shaaciyay in Diyaaradda Air Egypt ay Soomaaliya ka billaabeyso duullimaad ay todobaadkii 2 Maaalin ku imaaneyso Muqdisho.<\/p>\n<p>Dowladda Masar ayaa bayaanka ku shaacisay in 11-July la billaabi doono duullimaadyada Soomaaliya, wuxuuna noqon doonaa Qaahira, Jabuuti, Muqdisho.<\/p>\n<p>Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Masar, Cali Cabdi Awaare ayaa soo dhaweeyey Bayaanka ka soo baxay Xukuumadda Qaahira , wuxuuna sheegay in tallaabadan ay tahay mid sare u qaadeysa xiriirka iskaashi iyo wadashaqeyn ee Soomaaliya iyo Masar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda duulista dalka Masar ayaa lagu shaaciyay in Diyaaradda Air Egypt ay Soomaaliya ka billaabeyso duullimaad ay todobaadkii 2 Maaalin ku imaaneyso Muqdisho. Dowladda Masar ayaa bayaanka ku shaacisay in 11-July la billaabi doono duullimaadyada Soomaaliya, wuxuuna noqon doonaa Qaahira, Jabuuti, Muqdisho. Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Masar, Cali Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514893,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514892","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514892","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514892"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514894,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514892\/revisions\/514894"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514893"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}