{"id":514849,"date":"2024-06-07T10:40:58","date_gmt":"2024-06-07T07:40:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514849"},"modified":"2024-06-07T13:37:50","modified_gmt":"2024-06-07T10:37:50","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-ka-qeybgalay-daahfurka-xarunta-taliska-qeybta-guud-ee-traffico","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-ka-qeybgalay-daahfurka-xarunta-taliska-qeybta-guud-ee-traffico\/","title":{"rendered":"Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo ka qeybgalay daahfurka xarunta taliska qeybta guud ee Trafiko."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daahfuray dib-u-dhiska iyo casriyeynta lagu sameeyey taliska qeybta guud ee ciidanka Nabad-gelyada waddooyinka (Traffic).<\/p>\n<p>Munaasabaddaan ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda maamulka gobolka Banaadir, saraakiil iyo masuuliyiin kala duwan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in dib-u-dhiska iyo horumarinta lagu sameeyey qeybta guud ee ciidanka Nabadgelyada waddooyinku ay kaalin weyn ka qaadan doonto adeegyada ay u baahan yihiin shacabka,gaar ahaan badqabka dadka iyo gawaarida ku safra waddooyinka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daahfuray dib-u-dhiska iyo casriyeynta lagu sameeyey taliska qeybta guud ee ciidanka Nabad-gelyada waddooyinka (Traffic). Munaasabaddaan ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda maamulka gobolka Banaadir, saraakiil iyo masuuliyiin kala duwan. Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":514851,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514849","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514849","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514849"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514864,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514849\/revisions\/514864"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514851"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}