{"id":514836,"date":"2024-06-07T09:13:18","date_gmt":"2024-06-07T06:13:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514836"},"modified":"2024-06-07T09:13:18","modified_gmt":"2024-06-07T06:13:18","slug":"r-wasaaraha-soomaaliya-oo-soo-dhoweeyay-xubinnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaaraha-soomaaliya-oo-soo-dhoweeyay-xubinnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/","title":{"rendered":"R\/Wasaaraha Soomaaliya oo soo dhoweeyay xubinnimada soomaaliya ee golaha ammaanka"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed guusha laga gaaray \u00a0in Soomaaliya ay xubin ka noqoto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay sanadaha 2025-26ka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay tirada codadka ay heshay Soomaaliya in ay tahay guul kale oo taariikhi ah oo ay hanteen shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Mudane Xamza ayaa xusay sida ay dowladda Soomaaliya uga go\u2019an tahay inay door muuqda ku yeelato masraxyada caalamiga ah iyo wax ka qabashada caqabadaha iyo dhibaatooyinka amni ee ka taagan adduunka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed guusha laga gaaray \u00a0in Soomaaliya ay xubin ka noqoto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay sanadaha 2025-26ka. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay tirada codadka ay heshay Soomaaliya in ay tahay guul kale oo taariikhi ah oo ay hanteen shacabka Soomaaliyeed. Mudane Xamza ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":514838,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514836","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514836"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514837,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514836\/revisions\/514837"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514838"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}