{"id":514801,"date":"2024-06-06T13:54:47","date_gmt":"2024-06-06T10:54:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514801"},"modified":"2024-06-06T13:54:47","modified_gmt":"2024-06-06T10:54:47","slug":"danjiraha-soomaaliya-u-fadhiya-kenya-oo-soo-dhaweeyay-dhiggiisa-dalka-ireland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjiraha-soomaaliya-u-fadhiya-kenya-oo-soo-dhaweeyay-dhiggiisa-dalka-ireland\/","title":{"rendered":"Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya oo soo dhaweeyay dhiggiisa dalka Ireland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Danjire Jabril Ibrahim Abdulle ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta safaaradda Soomaaliya Danjiraha dalka Ireland u fadhida dalalka Kenya iyo Soomaaliya Marwa Caitr\u00edona Ingoldsby.<\/p>\n<p>Labada Danjire ayaa kawada hadlay arrimo quseeya danaha labada dal ee Soomaaliya iyo Ireland,si gaar ah waxaa ay diirada u saareen qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Golaha Amaanka, Degenaanshaha gobolka iyo mashaariicda ay taageerto dalka Ireland ee ka socda gudaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Danjire Jabril Ibrahim Abdulle ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta safaaradda Soomaaliya Danjiraha dalka Ireland u fadhida dalalka Kenya iyo Soomaaliya Marwa Caitr\u00edona Ingoldsby. Labada Danjire ayaa kawada hadlay arrimo quseeya danaha labada dal ee Soomaaliya iyo Ireland,si gaar ah waxaa ay diirada u saareen qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Golaha Amaanka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":514803,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514801","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514801","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514801"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514804,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514801\/revisions\/514804"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514803"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}