{"id":514703,"date":"2024-06-05T14:22:21","date_gmt":"2024-06-05T11:22:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514703"},"modified":"2024-06-05T14:22:21","modified_gmt":"2024-06-05T11:22:21","slug":"soomaaliya-iyo-midowga-yurub-oo-xoojinaya-iskaashigooda-dhinaca-duulista","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-midowga-yurub-oo-xoojinaya-iskaashigooda-dhinaca-duulista\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo xoojinaya iskaashigooda dhinaca duulista"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa Talaadadii shalay qaabishay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Danjire Karin Johansson, iyadoo marka uu kulankaa soo dhammaaday ay Danjiraha Midowga Yurub booqasho ku soo gaartay xarunta dhexe ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliya ee caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Xasan oo xarunta dhexe ee Hay\u2019adda ku soo dhaweeyay Danjiraha Midowga Yurub , ayaa warbixin ka siiyay howlaha shaqo ee Hay\u2019adda oo horumarradii u dambeeyay ay gacan ka gaysteen xaqiijinta bedqabka iyo amniga hawada Soomaaliya iyo gobolka.<\/p>\n<p>\u201cHorumaradii u dambeeyay ee qalabka iyo khibrada howlwadeennada waxay sare u qaaday kobaca dhaqaalaha dalka iyo bedqabka iyo amniga hawada Soomaaliya.\u201d ayuu yiri Maareeye Axmed Macallin oo intaa ku daray xoojinta iskaashiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya ee dhinacyada Duulista Rayidka inay sidoo kale gacan ka gaysanayso sare u kac ku yimaada horumarka adeegga Duulista Soomaaliya.<\/p>\n<p>Adeegga Duulista Rayidka Soomaaliya oo ku jira hannaan horumarin ah ayaa ka faa\u2019iideysanaya khibrada iyo aqoon iswaydaarsiga uu la yeelanayo ururrada caalamiga ah iyo dalalka horumarka ka sameeyay adeegga Duulista , iyadoo Midowga Yurub uu Soomaaliya la leeyahay iskaashi khibrad wadaag iyo horumarinta xirfadaha howlwadeennada ka howlgalla Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa Talaadadii shalay qaabishay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Danjire Karin Johansson, iyadoo marka uu kulankaa soo dhammaaday ay Danjiraha Midowga Yurub booqasho ku soo gaartay xarunta dhexe ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliya ee caasimadda Muqdisho. Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514704,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514703","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514703"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514705,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514703\/revisions\/514705"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514704"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}