{"id":514676,"date":"2024-06-05T10:26:36","date_gmt":"2024-06-05T07:26:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514676"},"modified":"2024-06-05T11:25:36","modified_gmt":"2024-06-05T08:25:36","slug":"raiisulwasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-gaaray-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisulwasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-gaaray-jowhar\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisulwasaare ku-xigeenka oo gaaray Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminaayo ku simaha Ra\u2019isulwasaraha ahna Ra\u2019isulwasare ku xigeenka XFS, Saalax Axmed Jaamac,\u00a0 qeybna ay ka yihiin , Wasiirada Beeraha, Tamarta, iyo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaradaha magaalada Jowhar ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo boqolaal shacab ah.<\/p>\n<p>Ujeedka wafdigan u gareen Jowhar ayaa ah daafurka Mashruuc JOSP, oo laga faa\u2019iidi doono in uu hagaajiyo helidda waraab ku filan ilaa in ku dhaw 370 Kun oo beeraleey ah taas oo yareen doonta barakaca isla markaana kor u qaadi doonta wax soo saarka beeraleeyda gobalka, Yareeynta khataraha fatahaadaha gobolka oo saameyaan ilaa 1.5 Millyan oo muwaadin.<\/p>\n<p>Sidoo kale, mushruucan ayaa yareen doona saamaynta abaaraha iyo keedinta biyaha xilli roobaadka si loo isticmaalo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminaayo ku simaha Ra\u2019isulwasaraha ahna Ra\u2019isulwasare ku xigeenka XFS, Saalax Axmed Jaamac,\u00a0 qeybna ay ka yihiin , Wasiirada Beeraha, Tamarta, iyo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle. Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaradaha magaalada Jowhar ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo boqolaal shacab ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514677,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514676","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514676"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514691,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514676\/revisions\/514691"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514677"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}