{"id":514673,"date":"2024-06-05T10:21:47","date_gmt":"2024-06-05T07:21:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514673"},"modified":"2024-06-05T10:21:47","modified_gmt":"2024-06-05T07:21:47","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-la-kulmay-madaxa-hayadda-horumarinta-kuuriyada-koofureed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-la-kulmay-madaxa-hayadda-horumarinta-kuuriyada-koofureed\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay madaxa hay\u2019adda horumarinta Kuuriyada Koofureed"},"content":{"rendered":"<p>Seoul-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay Madaxweynaha hay\u2019adda horumarinta Kuuriyada Koofureed (KOICA) CHANG, Won Sam oo ay ka wada hadleen arrimo muhiim u ah horumarka ay Sommaaliya ku taamayso.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa ka waramay muhiimadda uu dalkeenu u leeyahay is beddelka dhaqan dhaqaale iyo horumarinta xirfadda dhalinyarada, isagoo tilmaamay inay xusid mudan tahay in in ka badan 70% dadka Soomaaliyeed ay da&#8217;doodu ka yar tahay 40 sano jir, taasoo muujineysa baahida loo qabo in si mug le loo maalgeliyo barnaamijyada Farsamada Gacanta (TVET).<\/p>\n<p>Madaxweynaha hay\u2019adda KOICA ayaa muujiyay sida ay uga go&#8217;an tahay in ay taageeraan hindisayaasha uu Raii\u2019sul Wasaaraha kala hadlay, gaar ahaan Barnaamijyada Casriyeynta Farsamada Gacanta ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Seoul-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay Madaxweynaha hay\u2019adda horumarinta Kuuriyada Koofureed (KOICA) CHANG, Won Sam oo ay ka wada hadleen arrimo muhiim u ah horumarka ay Sommaaliya ku taamayso. Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa ka waramay muhiimadda uu dalkeenu u leeyahay is beddelka dhaqan dhaqaale iyo horumarinta xirfadda dhalinyarada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514674,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514673","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514673"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514675,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514673\/revisions\/514675"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514674"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}