{"id":514670,"date":"2024-06-05T10:13:46","date_gmt":"2024-06-05T07:13:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514670"},"modified":"2024-06-05T10:13:46","modified_gmt":"2024-06-05T07:13:46","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-koonfur-afrika-oo-kulan-laqaatay-culimda-soomaaliyeed-ee-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-koonfur-afrika-oo-kulan-laqaatay-culimda-soomaaliyeed-ee-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee koonfur Afrika oo kulan laqaatay Culimda Soomaaliyeed ee dalkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee South Africa ayaa la kulamay Guddoonka sare ee hay\u2019adda Al-bayaan ee ka jirta dalkan South africa.<\/p>\n<p>Kulan sharafeedkan ey maamulka sare ee Al-bayaan u sameeyeen Safiirka ayaa looga hadlay waxyaabo badan oo ay ka mid tahay sidii la isugu xiri lahaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka koonfur Africa iyo dawladdooda.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa sidoo kale waxaa looga hadlay caqabadaha Jaaliyadda haysta iyo xallintooda, waxaana la isla qaatay sidii loo garab istaagi lahaa dowladda Soomaali.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee South Africa ayaa la kulamay Guddoonka sare ee hay\u2019adda Al-bayaan ee ka jirta dalkan South africa. Kulan sharafeedkan ey maamulka sare ee Al-bayaan u sameeyeen Safiirka ayaa looga hadlay waxyaabo badan oo ay ka mid tahay sidii la isugu xiri lahaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka koonfur Africa iyo dawladdooda. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514671,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514670","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514670","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514670"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514672,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514670\/revisions\/514672"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514671"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}