{"id":514651,"date":"2024-06-05T09:32:43","date_gmt":"2024-06-05T06:32:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514651"},"modified":"2024-06-05T09:32:43","modified_gmt":"2024-06-05T06:32:43","slug":"shirka-saameynta-wararka-been-abuurka-ah-iyo-kicinta-colaadaha-oo-maalintii-labaad-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-saameynta-wararka-been-abuurka-ah-iyo-kicinta-colaadaha-oo-maalintii-labaad-galay\/","title":{"rendered":"Shirka Saameynta Wararka been abuurka ah iyo kicinta colaadaha oo maalintii labaad galay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Shirka Saameynta Wararka been abuurka ah iyo kicinta colaaduhu ku leeyihiin nabadda iyo Xasiloonida ayaa maalintii labaad galay, kaas oo shalay ka furmay Muqdisho.<\/p>\n<p>Maanta waxaa xoogga la saarayaa doodaha la xiriira sharciyada iyo xal u helidda aaladaha loo isticmaalo been abuurka iyo kicinta colaadaha sokeeye.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa hadallo ka jeedin doona Guddoomiyaha Gobolka Banaadir , Saraakiisha ugu sarreeysa laamaha ammaanka ee Soomaaliya, qaar ka mid ah ms\u2019uuliyiinta hay\u2019adaha dowladda, Sharci yaqaanno iyo marti Sharaf.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Shirka Saameynta Wararka been abuurka ah iyo kicinta colaaduhu ku leeyihiin nabadda iyo Xasiloonida ayaa maalintii labaad galay, kaas oo shalay ka furmay Muqdisho. Maanta waxaa xoogga la saarayaa doodaha la xiriira sharciyada iyo xal u helidda aaladaha loo isticmaalo been abuurka iyo kicinta colaadaha sokeeye. Kulanka waxaa hadallo ka jeedin doona Guddoomiyaha Gobolka Banaadir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514652,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514651","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514651"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514654,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514651\/revisions\/514654"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514652"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}