{"id":514587,"date":"2024-06-04T12:00:53","date_gmt":"2024-06-04T09:00:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514587"},"modified":"2024-06-04T12:36:30","modified_gmt":"2024-06-04T09:36:30","slug":"shirka-saameynta-faafinta-wararka-been-abuurka-ah-oo-muqdisho-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-saameynta-faafinta-wararka-been-abuurka-ah-oo-muqdisho-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Shirka Saameynta faafinta wararka been abuurka ah oo Muqdisho ka furmay\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saameynta faafinta wararka been abuurka ah iyo kicinta colaadaha ay ku leeyiihiin nabadda iyo xasilloonida.<\/p>\n<p>Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac wasiirka wasaaradda Warfaafinta ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay hubinta wararka taasoo meesha ka saareyso faafinta wararka been abuurka ah.<\/p>\n<p>\u201c Hurinta colaadaha iyo faafinta been abuurka waxey saameyn ku leeyihiin xasilloonida iyo dowladnimada.\u201d ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac<\/p>\n<p>WasiirkaIsgaarsiintaiyoTeknolojiyada XFS, mudane Maxamed Soomaali isna ka hadlay shirka ayaa sheegay in Kicinta Colaadaha ay lid ku tahay horumarka Bulshada, isagoo tilmaamay inay muhiim tahay in meel looga soo wada-jeesto.<\/p>\n<p>Shirkaan waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, waxaana ka qeyb galaya mas&#8217;uuliyiin ka tirsan dowladda, saxafiyiin, khubaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saameynta faafinta wararka been abuurka ah iyo kicinta colaadaha ay ku leeyiihiin nabadda iyo xasilloonida. Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac wasiirka wasaaradda Warfaafinta ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay hubinta wararka taasoo meesha ka saareyso faafinta wararka been abuurka ah. \u201c [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":514591,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514587","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514587","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514587"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514592,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514587\/revisions\/514592"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}