{"id":514585,"date":"2024-06-04T12:29:13","date_gmt":"2024-06-04T09:29:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514585"},"modified":"2024-06-04T12:29:13","modified_gmt":"2024-06-04T09:29:13","slug":"wasiir-maareeye-oo-soo-xiray-mashruuca-kobcinta-beeraha-yar-yar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-maareeye-oo-soo-xiray-mashruuca-kobcinta-beeraha-yar-yar\/","title":{"rendered":"Wasiir Maareeye oo soo xiray Mashruuca Kobcinta Beeraha yar yar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta soo xiray Mashruuca Kobcinta Beeraha yar yar.<\/p>\n<p>Mashruucan waxaa maalgaliyay Dowlada Sweden waxaana fulintiisa iska kaashaday Hay&#8217;adda Beeraha Adduunka ee FAO iyo Hay&#8217;adda cunnada Qaramada Midoobay ee WFP, iyadoo ay ka faa&#8217;iideysteen qaar ka mid ah beeraleyda Soomaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta soo xiray Mashruuca Kobcinta Beeraha yar yar. Mashruucan waxaa maalgaliyay Dowlada Sweden waxaana fulintiisa iska kaashaday Hay&#8217;adda Beeraha Adduunka ee FAO iyo Hay&#8217;adda cunnada Qaramada Midoobay ee WFP, iyadoo ay ka faa&#8217;iideysteen qaar ka mid ah beeraleyda Soomaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514588,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514585","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514585","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514585"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514585\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514589,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514585\/revisions\/514589"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514588"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514585"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514585"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514585"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}