{"id":514446,"date":"2024-06-01T16:49:55","date_gmt":"2024-06-01T13:49:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514446"},"modified":"2024-06-01T16:49:55","modified_gmt":"2024-06-01T13:49:55","slug":"nisa-oo-gacanta-ku-soo-dhigtay-xubno-u-hoggaansamay-baadda-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/nisa-oo-gacanta-ku-soo-dhigtay-xubno-u-hoggaansamay-baadda-khawaarijta\/","title":{"rendered":"NISA oo gacanta ku soo dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka oo si dhaw ula socday isku dayo ay Khawaarijtu si dhuumaaleysi ah baad ugu weydiisaneysay xubno ganacsato ah ayaa\u00a0 gacanta ku soo dhigay shakhsiyaad macaamil la sameeyay kooxda, waxaana sidoo kale Ciidanka sirdoonku ku daba jiraan xubno kale oo la tuhunsan yahay.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa uga digtay Ganacsatada inay u dhego-nuglaadaan isku dayada daciifka ah ee Khawaarijtu ay ku dooneyso in ay ku boobto hantidooda kaddibna loo isticmaalo hantidaas gumaadka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Waxaana bayaanka ka soo baxay Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka lagu yiri \u201c HSNQ waxaa waajib ka saaran yahay ilaalinta hintida, sumcadda iyo badqabka muwaadinka Soomaaliyeed sidaas darteed waxaa la farayaa\u00a0 dadweynaha in ay ka fogaadaan xiriirka iyo goobaha ay ku sugan yihiin Khawaarijtu\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka oo si dhaw ula socday isku dayo ay Khawaarijtu si dhuumaaleysi ah baad ugu weydiisaneysay xubno ganacsato ah ayaa\u00a0 gacanta ku soo dhigay shakhsiyaad macaamil la sameeyay kooxda, waxaana sidoo kale Ciidanka sirdoonku ku daba jiraan xubno kale oo la tuhunsan yahay. Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":425949,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1263],"class_list":{"0":"post-514446","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-nisa-oo-gacanta-ku-soo-dhigtay-xubno-u-hoggaansamay-baadda-khawaarijta"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514446","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514446"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514446\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514447,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514446\/revisions\/514447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514446"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514446"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514446"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}