{"id":514348,"date":"2024-05-31T09:09:02","date_gmt":"2024-05-31T06:09:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514348"},"modified":"2024-05-31T09:10:08","modified_gmt":"2024-05-31T06:10:08","slug":"golaha-wasiirrada-hirshabeelle-oo-geri-jir-u-aqoonsaday-degmo-kamid-ah-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-hirshabeelle-oo-geri-jir-u-aqoonsaday-degmo-kamid-ah-hiiraan\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada Hir-Shabeelle oo Geri-jir u aqoonsaday Degmo kamid ah Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada HirShabeelle ayaa markii ugu horeysay ku shiray degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ,iyagoo degmo u aqoonsaday Geri-jir,sida uu ku waramay Afhayeenka Maamulka Daa\u2019uud Xaaji Cirro.<\/p>\n<p>Kulamkii magacaabista degmadaasi waxaa xaflad loo sameeya ka qeybgalay Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo xubnaha Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedkaasi.<\/p>\n<p>Xafladdaasi oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka degmada Matabaan oo ka dhacday xarunta degmada waxaa looga hadlay barnaamijka xasilinta gobolka iyo mashaariicda horumarinta ee loo qorsheeyay bulshada ku dhaqan dehmooyinka gobolka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada HirShabeelle ayaa markii ugu horeysay ku shiray degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ,iyagoo degmo u aqoonsaday Geri-jir,sida uu ku waramay Afhayeenka Maamulka Daa\u2019uud Xaaji Cirro. Kulamkii magacaabista degmadaasi waxaa xaflad loo sameeya ka qeybgalay Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo xubnaha Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedkaasi. Xafladdaasi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":514350,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514348","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514348","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514348"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514351,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514348\/revisions\/514351"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514350"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}