{"id":514304,"date":"2024-05-30T15:57:52","date_gmt":"2024-05-30T12:57:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514304"},"modified":"2024-05-30T15:57:52","modified_gmt":"2024-05-30T12:57:52","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xjfs-oo-qaabilay-agaasimaha-barnaamijka-qarammada-midoobay-ee-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xjfs-oo-qaabilay-agaasimaha-barnaamijka-qarammada-midoobay-ee-deegaanka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka XJFS oo qaabilay agaasimaha barnaamijka Qarammada Midoobay ee Deegaanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdish,(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaabilay agaasimaha barnaamijka Qarammada Midoobay ee Deegaanka (UNEP Excutive Director) Marwo Inger Anderson oo dalka ku timid booqasho shaqo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa la wadaagay agaasinka,duruufta adag ee ay dalkeenna u keentay isbeddelka cimilada iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in wax laga qabto.<\/p>\n<p>Marwo Andersen ayaa dhankeeda ku ammaantay Dawladda ahmiyadda ay siinayso wax ka qabashada xaaladaha ay sababtay isbedelka cimiladu, iyadoo sheegtay in ay dhankooda diyaar u yihiin la shaqaynta Dawladda Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdish,(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaabilay agaasimaha barnaamijka Qarammada Midoobay ee Deegaanka (UNEP Excutive Director) Marwo Inger Anderson oo dalka ku timid booqasho shaqo. Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa la wadaagay agaasinka,duruufta adag ee ay dalkeenna u keentay isbeddelka cimilada iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in wax laga qabto. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":514305,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514304","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514304","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514304"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514304\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514307,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514304\/revisions\/514307"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514305"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514304"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514304"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514304"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}