{"id":514292,"date":"2024-05-30T13:46:03","date_gmt":"2024-05-30T10:46:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514292"},"modified":"2024-05-30T13:48:55","modified_gmt":"2024-05-30T10:48:55","slug":"raiisul-wasaaraha-xjfs-oo-kormeer-ku-tagay-waddada-isku-xirta-muqdisho-iyo-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xjfs-oo-kormeer-ku-tagay-waddada-isku-xirta-muqdisho-iyo-jowhar\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaaraha XJFS oo kormeer ku tagay waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Ra\u2019iisul WasaarAha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tagey Balcad kormeer lagu dardargelinayo billawga wajiga saddexaad ee waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha oo ka hadlay faa\u2019iidada ay waddadan leedahay, ayaa carrabka ku adkeeyay in ay tahay mid muhiim ah oo fure u ah ganacsiga, kor u qaadidda dhaqdhaqaaqa dadka iyo gaadiidka, horumarinta dhaqaalaha iyo adeegyada aasaasiga ah. Isla markaana ay yareyn doonto waqtiga safarka iyo kharashka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Bare, oo warbixin ku saabsan halka uu marayo diyaar-garowga wajiga saddexaad ka dhageystay Injineerada gacanta ku haya dhismaha waddada, ayaa uga mahadceliyey Dowladda Qatar ee maalgelisay mashruucan, Injineerada iyo shaqaalaha dhisaya waddada, kuwaas oo u huray naftooda.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Ra\u2019iisul Wasaaruhu in Soomaaliya ay mareyso marxalad muhiim ah oo ay ka guuleysatay argagixisada, isla markaana la xaqiijiyey guulo waaweyn oo dalka u horseedaya maalgashi, si loo helo maalgashigana ay lagama maarmaan tahay in dalku uu yeesho kaabayaasha muhiimka ah ee ay kamid yihiin jidadka iyo korontada.<\/p>\n<p>Kormeerkan oo Ra\u2019iisul Wasaaraha ay ku wehliyeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Taliyayaasha Ciidamada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Safiirka Dowladda Qatar.<\/p>\n<p>Mashruucan ayaa ka kooban saddex qeybood oo lagu dhisayo waddooyinka isku xiraya Muqdisho-Afgooye, Muqdisho-Balcad iyo Balcad-Jowhar,iyada oo la soo gabagabeeyey labadii waji ee hore oo isku xireyey Muqdisho-Balcad iyo Muqdisho-Afgooye.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-514296\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0038-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0038-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0038-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0038-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0038-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0038-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0038-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0038-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0038.jpg 1079w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-514293\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0033-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0033-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0033-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0033-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0033-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0033-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0033-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0033-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240530-WA0033.jpg 1079w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Ra\u2019iisul WasaarAha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tagey Balcad kormeer lagu dardargelinayo billawga wajiga saddexaad ee waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar. Ra\u2019iisul Wasaaraha oo ka hadlay faa\u2019iidada ay waddadan leedahay, ayaa carrabka ku adkeeyay in ay tahay mid muhiim ah oo fure u ah ganacsiga, kor u qaadidda dhaqdhaqaaqa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":514293,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514292","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514292","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514292"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514297,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514292\/revisions\/514297"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514293"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}