{"id":514269,"date":"2024-05-30T08:39:56","date_gmt":"2024-05-30T05:39:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514269"},"modified":"2024-05-30T11:35:41","modified_gmt":"2024-05-30T08:35:41","slug":"maleeshiyaad-ka-tirsan-khawaarijta-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-nabad-sugida-ee-jooga-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maleeshiyaad-ka-tirsan-khawaarijta-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-nabad-sugida-ee-jooga-baydhabo\/","title":{"rendered":"Maleeshiyaad\u00a0ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Maleeshiyaad\u00a0ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee ka howlgala deegaanada maamul goboleedka Koonfur-galbeed,gaar ahaan magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadkaan isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida ayaa gaaraya ilaa saddex xubnood,kuwaas oo lagu magacaabo Ibraahim Xuseen Maxamed,Nuur Maxamed Abuukar iyo Yare Cali Xuseen.<\/p>\n<p>Kooxdaan ayaa sheegay in ay qeyb ka ahaayeen kooxaha ku dhuumaaleysan jiray gobollada Baay,Bakool,Shabeellada Hoose iyo Hiiraan oo ay ka howlgalayeen,iyagoo ka warmaya sababta ay uga soo baxayaan maleeshiyaadka Khawaajirta ayeey ku tilmaameen in ay u adkeysan waayeen xaaladdaha nololeed ee ka jira goobah ay Khawaarijta ay joogaan oo ay ku dhuumaaleysanayaan iyo dhibaatooyinka ka soo wajahay duurka,dhanka kale waxay ugu\u00a0saaxiibadood ugu baaqeen inay dowladda isku soo dhiibaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-514270\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445503298_854088290074351_1725048965621675966_n-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445503298_854088290074351_1725048965621675966_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445503298_854088290074351_1725048965621675966_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445503298_854088290074351_1725048965621675966_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445503298_854088290074351_1725048965621675966_n-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445503298_854088290074351_1725048965621675966_n-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445503298_854088290074351_1725048965621675966_n-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445503298_854088290074351_1725048965621675966_n-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445503298_854088290074351_1725048965621675966_n.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Maleeshiyaad\u00a0ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee ka howlgala deegaanada maamul goboleedka Koonfur-galbeed,gaar ahaan magaalada Baydhabo. Maleeshiyaadkaan isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida ayaa gaaraya ilaa saddex xubnood,kuwaas oo lagu magacaabo Ibraahim Xuseen Maxamed,Nuur Maxamed Abuukar iyo Yare Cali Xuseen. Kooxdaan ayaa sheegay in ay qeyb ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":514270,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514269","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514269","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514269"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514269\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514272,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514269\/revisions\/514272"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514270"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514269"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514269"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514269"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}