{"id":514224,"date":"2024-05-29T15:05:16","date_gmt":"2024-05-29T12:05:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514224"},"modified":"2024-05-29T15:05:19","modified_gmt":"2024-05-29T12:05:19","slug":"wasiirka-difaaca-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatay-dhiggiisa-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-difaaca-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatay-dhiggiisa-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Wasiirka difaaca Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Izmir-Turkiye-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye, Ya\u015far G\u00fcler, intii lagu guda jiray bandhiga EFES-2024.<\/p>\n<p>Kulanka gaarka ah oo ka dhacay magaalada Izmir ee dalka Turkiga, halkaas oo uu ka socday bandhig Millitery oo ay ka qayb qaadanayeen Ciidamada 49 dowladood oo isbahaysi la ah Turkiga ayay labada mas\u2019uul kaga wada hadleen xoojinta xiriirka difaac ee labada dal.<\/p>\n<p>\u201cWalaalaheenna Turkiga waxay kaalin weyn ka qaataan dhismaha ciidankeenna, horumarintooda iyo la dagaallanka Khawaarijta,\u201d ayuu yiri Wasiirka Difaaca Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda aynu Walaalaha nahay ee Turkiya ayaa waxay kaalin weyn ka qaadataa dhismaha qaybaha kala duwan ee Ciidamada XDS, horumarintooda, la dagaallanka khawaarijta, kaabayaasha dhaqaalaha dalka iyo arrimaha bini\u2019aaddannimada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Izmir-Turkiye-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye, Ya\u015far G\u00fcler, intii lagu guda jiray bandhiga EFES-2024. Kulanka gaarka ah oo ka dhacay magaalada Izmir ee dalka Turkiga, halkaas oo uu ka socday bandhig Millitery oo ay ka qayb qaadanayeen Ciidamada 49 dowladood oo isbahaysi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514225,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514224","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514224","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514224"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514224\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514226,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514224\/revisions\/514226"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514225"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514224"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514224"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514224"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}