{"id":514217,"date":"2024-05-29T14:13:21","date_gmt":"2024-05-29T11:13:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514217"},"modified":"2024-05-29T14:13:21","modified_gmt":"2024-05-29T11:13:21","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-iyo-hayadda-unhabitat-oo-ka-wada-hadlay-horumarinta-caasimadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-iyo-hayadda-unhabitat-oo-ka-wada-hadlay-horumarinta-caasimadda\/","title":{"rendered":"Maamulka gobolka Banaadir iyo hay\u2019adda UNHABITAT oo ka wada hadlay horumarinta Caasimadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay wafdi uu hogaaminayay Agaasimaha Qaaradda Africa ee hay\u2019adda UNHABITAT Mudane Oumar Sylla.<\/p>\n<p>Kulan dhex maray labada dhinac ayaa loogu hadlay xoojinta wada-shaqeynta UNHABITAT iyo Dowladda hoose ee Xamar, hiigsiga horumarineed ee Caasimadda Muqdisho iyadoo diiradda la saarayo tiirarka kala ah Qorsheynta Magaalada, Maaraynta Qashinka, casriyeynta Maamulka dhulalka iyo sidii ay Muqdisho xiriir wada shaqeyn ula yeelan laheyd Magaalooyinka dhigeeda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Agaasimaha Qaaradda Africa ee UNHABITAT si rasmi ah ugu wareejiyay Qorshe qoran oo lagu samayn doonno Hawlaha iyo wada shaqaynta mustaqbalka dhaw ee UNHABITAT iyo Dowladda Hoose ee Xamar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay wafdi uu hogaaminayay Agaasimaha Qaaradda Africa ee hay\u2019adda UNHABITAT Mudane Oumar Sylla. Kulan dhex maray labada dhinac ayaa loogu hadlay xoojinta wada-shaqeynta UNHABITAT iyo Dowladda hoose ee Xamar, hiigsiga horumarineed ee Caasimadda Muqdisho iyadoo diiradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514218,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514217","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514217","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514217"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514217\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514219,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514217\/revisions\/514219"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514218"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}