{"id":514205,"date":"2024-05-29T13:05:52","date_gmt":"2024-05-29T10:05:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514205"},"modified":"2024-05-29T13:07:31","modified_gmt":"2024-05-29T10:07:31","slug":"shirka-bangiga-horumarinta-afrika-oo-nairobi-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-bangiga-horumarinta-afrika-oo-nairobi-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Shirka Bangiga Horumarinta Afrika oo Nairobi ka furmay"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gaaray magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya ayaa maanta ka qeyb-galay Shirka Bangiga Horumarinta Afrika oo ka furmay halkaasi.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa ajendayaal ay ka mid yihiin wax-soosaarka iyo ka faa&#8217;iidaysiga kheyraadka dabiiciga ah, dib-u-habaynta qaab-dhismeedka maaliyadeed ee caalamka, isbeddelka cimilada iyo wadatashiyo ku saabsan sidii loo heli lahaa illo dhaqaale oo waara oo horumarineed.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugan yahay Nairobi, wuxuu kulamo gaar gaar ah la yeelan doonaa madaxda Afrika iyo mas&#8217;uuliyiinta Bangiga Horumarinta Afrika, si loo dardar-geliyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo hay&#8217;adaha maaliyadeed ee caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gaaray magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya ayaa maanta ka qeyb-galay Shirka Bangiga Horumarinta Afrika oo ka furmay halkaasi. Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa ajendayaal ay ka mid yihiin wax-soosaarka iyo ka faa&#8217;iidaysiga kheyraadka dabiiciga ah, dib-u-habaynta qaab-dhismeedka maaliyadeed ee caalamka, isbeddelka cimilada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":514206,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514205","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514205","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514207,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514205\/revisions\/514207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}