{"id":514190,"date":"2024-05-29T11:00:05","date_gmt":"2024-05-29T08:00:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514190"},"modified":"2024-05-29T11:05:40","modified_gmt":"2024-05-29T08:05:40","slug":"soomaaliya-oo-geneva-uga-qeyb-gashay-shirka-wasiirrada-isgaarsiinta-ee-madasha-wsis20","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-geneva-uga-qeyb-gashay-shirka-wasiirrada-isgaarsiinta-ee-madasha-wsis20\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Geneva uga qeyb gashay shirka wasiirrada isgaarsiinta ee madasha WSIS20"},"content":{"rendered":"<p>\ud835\uddda\ud835\uddf2\ud835\uddfb\ud835\uddf2\ud835\ude03\ud835\uddee-(SONNA)-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS\u00a0 \ud835\uddeb\ud835\uddf6\ud835\uddf9\ud835\uddf1\ud835\uddf5\ud835\uddf6\ud835\uddef\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddfb \ud835\udde0\ud835\uddee\ud835\ude05\ud835\uddee\ud835\uddfa\ud835\uddf2\ud835\uddf1 \ud835\uddd4\ud835\uddee\ud835\uddf1\ud835\uddee\ud835\uddfb \ud835\udde0\ud835\uddee\ud835\uddf0\ud835\uddeel\ud835\uddf9\ud835\uddf6\ud835\uddfb \ud835\uddd6\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddf6 (\ud835\udde6\ud835\uddfc\ud835\uddfc\ud835\uddfa\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddf6) ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Isgaarsiinta ee ka qeybgalaya Madasha \ud835\uddea\ud835\udde6\ud835\udddc\ud835\udde6\ud835\udfee\ud835\udfec oo sanadkaan lagu qabtay Magaalada Geneva ee wadanka Switzerland.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa diiradda lagu saaray Guusha dabaal degga sanad guurada 20-aad ee ka soo wareegtay xilliga la aasaasay, heerarka ay soo martay iyo halka loo jiheeysanayo, waxaana la Isla qaatay in la xoojiyo mabaadii&#8217;da \ud835\uddea\ud835\udde6\ud835\udddc\ud835\udde6\ud835\udfee\ud835\udfec ee nidaamka maamulka Dhijitaalka ah ee Caalamiga ah iyo sida la isaga kaashan karo.<\/p>\n<p>Wasiirka Isgaarsiinta \ud835\uddeb\ud835\uddf6\ud835\uddf9\ud835\uddf1\ud835\uddf5\ud835\uddf6\ud835\uddef\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddfb \ud835\udde0\ud835\uddee\ud835\ude05\ud835\uddee\ud835\uddfa\ud835\uddf2\ud835\uddf1 \ud835\udde6\ud835\uddfc\ud835\uddfc\ud835\uddfa\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddf6 ayaa Shirka Wasiirada ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneyso&#8230;&#8230;..&#8221; Soomaaliya waxa ay meel fiican ka gaartay Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada marka la fiiriyo Tobankii sano ee la soo dhaafay, Adeegga Internetka oo la baahiyey iyo xarkaha keeno oo la dhigay meelo badan oo Dalka ah si loo fududeeyo isku xirka kaabayaasha dhijitaalka Dalka, waxaana gaarsiindoonaa wadamada deriska ah kuwa aan la heyn badda oo ka faa&#8217;iideesanaya isku xirka Bariga Afrika&#8221;&#8230;&#8230;.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Dowladda Soomaaliya diyaar u tahay\u00a0 kobcinta iskaashiga caalamiga ah iyo arrimaha muhiimka ah ee dhijitaalka ah, iyadoo la hubinayo in horumarka Teknoolojiyada mustaqbalka ay faa&#8217;iido u leeyihiin qof walba, gaar ahaan dadka aadka u nugul.<\/p>\n<p>Sanad walbo Madasha \ud835\uddea\ud835\udde6\ud835\udddc\ud835\udde6 waxaa\u00a0 qabanqaabiya Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah\u00a0 (ITU) waxaana sanadkaan dib loo milicsaday 20 sano kadib iyo guulaha la gaaray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\ud835\uddda\ud835\uddf2\ud835\uddfb\ud835\uddf2\ud835\ude03\ud835\uddee-(SONNA)-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS\u00a0 \ud835\uddeb\ud835\uddf6\ud835\uddf9\ud835\uddf1\ud835\uddf5\ud835\uddf6\ud835\uddef\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddfb \ud835\udde0\ud835\uddee\ud835\ude05\ud835\uddee\ud835\uddfa\ud835\uddf2\ud835\uddf1 \ud835\uddd4\ud835\uddee\ud835\uddf1\ud835\uddee\ud835\uddfb \ud835\udde0\ud835\uddee\ud835\uddf0\ud835\uddeel\ud835\uddf9\ud835\uddf6\ud835\uddfb \ud835\uddd6\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddf6 (\ud835\udde6\ud835\uddfc\ud835\uddfc\ud835\uddfa\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddf6) ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Isgaarsiinta ee ka qeybgalaya Madasha \ud835\uddea\ud835\udde6\ud835\udddc\ud835\udde6\ud835\udfee\ud835\udfec oo sanadkaan lagu qabtay Magaalada Geneva ee wadanka Switzerland. Shirkan ayaa diiradda lagu saaray Guusha dabaal degga sanad guurada 20-aad ee ka soo wareegtay xilliga la aasaasay, heerarka ay soo martay iyo halka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514191,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514190","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514190","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514190"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514190\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514198,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514190\/revisions\/514198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514191"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514190"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514190"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514190"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}