{"id":514157,"date":"2024-05-28T18:12:49","date_gmt":"2024-05-28T15:12:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514157"},"modified":"2024-05-28T18:12:49","modified_gmt":"2024-05-28T15:12:49","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-qaabilay-ku-simaha-cusub-ee-wakiilka-gaarka-ah-ee-qm","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-qaabilay-ku-simaha-cusub-ee-wakiilka-gaarka-ah-ee-qm\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay ku simaha cusub ee wakiilka gaarka ah ee QM"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo aqalka Madaxtooyada ku qaabilay ku simaha cusub ee wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu u soo magacaabay dalkeenna mudane James Swan.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa looga hadlay dardargelinta iskaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, gaar ahaan dhinacyada bini\u2019aadantinimada, nabadda, iyo amniga.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Danjire James Swan la wadaagay dadaallada dowladdu ay ku bixinayso dagaalka ka dhanka ah argagixisada, kobcinta dhaqaalaha, iyo horumarinta dalka, isaga oo u rajeeyay in uu si hufan u guto waajibaadkiisa cusub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo aqalka Madaxtooyada ku qaabilay ku simaha cusub ee wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu u soo magacaabay dalkeenna mudane James Swan. Kulankan ayaa looga hadlay dardargelinta iskaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, gaar ahaan dhinacyada bini\u2019aadantinimada, nabadda, iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":514158,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514157","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514157","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514157"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514157\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514159,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514157\/revisions\/514159"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514158"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514157"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514157"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514157"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}