{"id":514146,"date":"2024-05-28T15:33:22","date_gmt":"2024-05-28T12:33:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514146"},"modified":"2024-05-28T15:33:22","modified_gmt":"2024-05-28T12:33:22","slug":"booliiska-galmudug-oo-xabsiga-u-taxaabay-gabar-aflegaaddo-ka-geysatay-baraha-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/booliiska-galmudug-oo-xabsiga-u-taxaabay-gabar-aflegaaddo-ka-geysatay-baraha-bulshada\/","title":{"rendered":"Booliiska Galmudug oo xabsiga u taxaabay gabar aflegaaddo ka geysatay baraha bulshada"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Booliiska Galmudug ayaa xabsiga u dhaadhiciyay Fardowso Cabdi Xuseen oo muuqaal ay baraha bulshada soo dhigtay ku weerartay madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Gabadhan oo ku sugan Koofurta Gaalkacyo ayaa aad ah u dhaleecaysay xarigga loo geestay dhowaan wiilal iyo gabdho maalmihii lasoo dhaafay loo xiray faafinta dhaqan xumo iyo hadallo kicin bulsho ah oo ay barta Tiktok-ga isku dhaafsadeen.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka Booliiska Soomaaliyeed waa ilaaliyaha sharciga dalka iyo muwaaddiniinta Soomaaliyeed wuxuuna markasta qeyb ka yahay horumarka bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidaas darteed waxaan bulshadeenna sharafta badan laga codsanayaa in ay ilaaliyaan sharafkooda kana dheeraadaan wax kasta oo keeni kara anshax xumada, qabyaaladda, kicinta dadweynaha IWM.<\/p>\n<p>Bulshada reer\u00a0 Galmudug waxaan ka codsaneynaa in ay\u00a0 la shaqeeeyaan Taliska Ciidanka Boliska Galmudug ayaa lagu yiri war kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Booliiska Galmudug ayaa xabsiga u dhaadhiciyay Fardowso Cabdi Xuseen oo muuqaal ay baraha bulshada soo dhigtay ku weerartay madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud. Gabadhan oo ku sugan Koofurta Gaalkacyo ayaa aad ah u dhaleecaysay xarigga loo geestay dhowaan wiilal iyo gabdho maalmihii lasoo dhaafay loo xiray faafinta dhaqan xumo iyo hadallo kicin bulsho ah oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514147,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514146","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514146","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514146"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514148,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514146\/revisions\/514148"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514147"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}