{"id":514143,"date":"2024-05-28T14:58:22","date_gmt":"2024-05-28T11:58:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514143"},"modified":"2024-05-28T14:58:22","modified_gmt":"2024-05-28T11:58:22","slug":"soomaaliya-iyo-liibiya-oo-ka-wada-hadlay-xaaladda-tahriibayaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-liibiya-oo-ka-wada-hadlay-xaaladda-tahriibayaasha\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Liibiya oo ka wada hadlay xaaladda tahriibayaasha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Sii-hayaha Safaaradda dowladda Liibiya ee Soomaaliya, Nasr Mohamed Assanosi.<\/p>\n<p>Labada mas&#8217;uul ayaa waxay ka wada hadleen siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo iskaashiga labada dal ee walaalaha ah u dhexeeya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa lagaga hadlay arrinta tahriibayaasha Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Liibiya, tallaabooyinka lama huraanka ah ee lagu hagaajin karo xaaladdooda nololeed, bedqabkooda, ilaalintooda iyo u fududeynta kuwa danaynaya in ay si iskood ah oo nabad-qab ah dib ugu soo guryo-noqdaan dalka.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale kulanka lagu faaqiday xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda iyo ammaanka dalka Liibiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Sii-hayaha Safaaradda dowladda Liibiya ee Soomaaliya, Nasr Mohamed Assanosi. Labada mas&#8217;uul ayaa waxay ka wada hadleen siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo iskaashiga labada dal ee walaalaha ah u dhexeeya. Kulanka ayaa waxaa lagaga hadlay arrinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514144,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514143","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514143","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514143"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514145,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514143\/revisions\/514145"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514144"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}