{"id":514113,"date":"2024-05-28T12:14:12","date_gmt":"2024-05-28T09:14:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514113"},"modified":"2024-05-28T12:15:11","modified_gmt":"2024-05-28T09:15:11","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-kulan-la-qaatay-qaar-ka-mid-ah-masuuliyiin-hayaddaha-qm","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-kulan-la-qaatay-qaar-ka-mid-ah-masuuliyiin-hayaddaha-qm\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay qaar ka mid ah mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adaha QM"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa kulan la yeeshay masuuliyiin\u00a0 ka kala socotay Hay\u2019addaha UNICEF, WFP, IOM iyo OCHA.<\/p>\n<p>Kulankan waxaa goobjoog ahaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda, xubno ka tiran Golaha Wasiirrada iyo maamulka degmada Jowhar.<\/p>\n<p>Wafdiga waxaa hoggaaminayay madaxa UNICEF ee Soomaaliya Wafaa Saciid waxaana diirrada lagu saarayay howlaha Ha\u2019yaddahaasi ay ka wadaan deegaannada Dowladda Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Ugu horreeyn madaxda Hay\u2019addaha ayaa sharraxay dhammaan mashaariicda ay ka wadaan Hirshabeelle waxana ay xuseen inay dardargelin doonaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan idin ku boogaadinayaa shaqadda aad la wadaan Hirshabeelle, si gaar ah waxaan idin kaga mahadcelinayaa mashaariicda Sabbuuni iyo Damal.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa faray masuuliyiinta Hay\u2019addihii uu maanta kulanka la qaatay inay xafiisyo iyo wakiilo rasmi ah ku yeeshaan deegaanada Dowladda Hirshabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa kulan la yeeshay masuuliyiin\u00a0 ka kala socotay Hay\u2019addaha UNICEF, WFP, IOM iyo OCHA. Kulankan waxaa goobjoog ahaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda, xubno ka tiran Golaha Wasiirrada iyo maamulka degmada Jowhar. Wafdiga waxaa hoggaaminayay madaxa UNICEF ee Soomaaliya Wafaa Saciid waxaana diirrada lagu saarayay howlaha Ha\u2019yaddahaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514114,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514113","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514113"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514117,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514113\/revisions\/514117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514114"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}