{"id":514103,"date":"2024-05-28T11:27:39","date_gmt":"2024-05-28T08:27:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514103"},"modified":"2024-05-28T11:27:42","modified_gmt":"2024-05-28T08:27:42","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-ee-bjfs-oo-u-ambabaxay-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-ee-bjfs-oo-u-ambabaxay-kenya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo u ambabaxay Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya halkaas oo uu kaga qeyb galayo kulanka 17-Aad ee guddoomiyaaasha Baarlamaannada wadamada ku bahoobay.<\/p>\n<p>Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa (EAC).<\/p>\n<p>Shirka oo maalinta beri si rasmi ah u furmi doona ayaa waxaa looga hadli doonaa xalinta caqabdaha hortaagan horumarinta Ajendayaasha ururka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya halkaas oo uu kaga qeyb galayo kulanka 17-Aad ee guddoomiyaaasha Baarlamaannada wadamada ku bahoobay. Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa (EAC). Shirka oo maalinta beri si rasmi ah u furmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514105,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514103","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514103","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514103"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514103\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514106,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514103\/revisions\/514106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514105"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}