{"id":514097,"date":"2024-05-28T11:17:29","date_gmt":"2024-05-28T08:17:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514097"},"modified":"2024-05-28T11:21:14","modified_gmt":"2024-05-28T08:21:14","slug":"qaramada-midoobay-oo-maanta-ka-hadlaysa-weerarada-cirka-ee-israaiil-ay-ka-waddo-rafac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-oo-maanta-ka-hadlaysa-weerarada-cirka-ee-israaiil-ay-ka-waddo-rafac\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo maanta ka hadlaysa weerarada cirka ee Israa\u2019iil ka waddo Rafac"},"content":{"rendered":"<p>New York-(SONNA)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta isugu yeeray shir degdeg ah oo looga arrinsanayo weerarada cirka ah ee ay Israa\u2019iil ku dishay dad badan oo Falastiiniyiin ah oo ku barakacay magaalada Rafac.<\/p>\n<p>Kulanka degdega ah ee golaha ammaanka oo albaabadu u xiran yihiin ayaa waxaa codsatay Aljeeriya, wuxuuna imaanayaa kadib markii xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres uu codkiisa ku daray qeyla dhaanta caalamiga ah ee ka dhalatay weerarkii Rafah.<\/p>\n<p>Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan magaalada Rafah, inkastoo ra\u2019iisul wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu uu ku tilmaamay duqeynta dadka rayidka ah mid naxdin leh.<\/p>\n<p>Waxaa\u00a0 sii kordhaya cambaareynta caalamiga ah ee loo jeedinayo Israel,iyadoo dhanka kalana\u00a0 Spain, Ireland iyo Norway ay noqdeen wadamadii ugu dambeeyay ee Yurub ee aqoonsada dawladda Falastiin.<\/p>\n<p>Wasaaradda caafimaadka ee ay maamusho Xamaas ayaa sheegtay in duqeymankii ugu dambeeyay ee xagga cirka lagu dilay\u00a0 ugu yaraan 45 qof,halka boqolaal kale laga daaweynayo gubasho daran, jab iyo dhaawacyo firir ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New York-(SONNA)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta isugu yeeray shir degdeg ah oo looga arrinsanayo weerarada cirka ah ee ay Israa\u2019iil ku dishay dad badan oo Falastiiniyiin ah oo ku barakacay magaalada Rafac. Kulanka degdega ah ee golaha ammaanka oo albaabadu u xiran yihiin ayaa waxaa codsatay Aljeeriya, wuxuuna imaanayaa kadib markii xoghayaha guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514100,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514097","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514097","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514097"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514097\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514104,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514097\/revisions\/514104"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514100"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514097"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514097"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514097"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}