{"id":514094,"date":"2024-05-28T10:21:49","date_gmt":"2024-05-28T07:21:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=514094"},"modified":"2024-05-28T10:37:55","modified_gmt":"2024-05-28T07:37:55","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qayb-shirka-bangiga-horumarinta-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qayb-shirka-bangiga-horumarinta-afrika\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb gelaya  shirka Bangiga Horumarinta Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika uga qeybgalaya magaalada Nairobi Kenya.<\/p>\n<p>Shirkan oo ah mid heer madaxweyne ayaa waxaa sanadkan diirada lagu saarayaa dib u qaabaynta qaab-dhismeedka Maaliyadeed ee Afrika.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb geli doona madaxweynayaasha dalalka Africa qaar badan oo ka mid ah iyo Madaxda Banka horumarinta Afrika.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa heer fiican ka gaartay toosinta, maaraynta iyo maamulka maaliyadda taas oo keentay in Dalka laga cafiyo Dayntii lagu lahaa isla markaana Hay\u2019adaha Dhaqaalaha ee Adduunku sida World Bank, IMF iyo AfDB ay ku amanaan Dawladda Soomaaliyeed heerkeeda maaraynta Maaliyadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika uga qeybgalaya magaalada Nairobi Kenya. Shirkan oo ah mid heer madaxweyne ayaa waxaa sanadkan diirada lagu saarayaa dib u qaabaynta qaab-dhismeedka Maaliyadeed ee Afrika. Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb geli doona madaxweynayaasha dalalka Africa qaar badan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":514095,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-514094","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514094","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=514094"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":514099,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/514094\/revisions\/514099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514095"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=514094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=514094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=514094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}