{"id":513975,"date":"2024-05-27T08:55:09","date_gmt":"2024-05-27T05:55:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513975"},"modified":"2024-05-27T09:06:01","modified_gmt":"2024-05-27T06:06:01","slug":"munaasabad-looga-mahadcelinyay-madaxda-qarnka-oo-gubadley-uu-aqoonsada-degmo-rasmi-ah-ayaa-lagu-qabtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/munaasabad-looga-mahadcelinyay-madaxda-qarnka-oo-gubadley-uu-aqoonsada-degmo-rasmi-ah-ayaa-lagu-qabtay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Munaasabad looga mahadcelinyay Madaxda Qarnka oo lagu qabtay degmada Gubadley"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maamulka Degmada Gubadley ayaa caawa qabtay munaasabad loogu mahadcelinayay Madaxda Qaranka, maadaama dhowaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu Gubadley u aqoonsaday degmo rasmi ah oo ka tirsan gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Masuuliyiin uu ka mid yahay Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil, Odayaal dhaqan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeyb galay munaasabadda mahadcelinta aheyd ee caawa lagu qabtay degmada Gubadley.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240527_085234_830.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maamulka Degmada Gubadley ayaa caawa qabtay munaasabad loogu mahadcelinayay Madaxda Qaranka, maadaama dhowaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu Gubadley u aqoonsaday degmo rasmi ah oo ka tirsan gobolka Banaadir. Masuuliyiin uu ka mid yahay Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil, Odayaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":513976,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513975","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513975","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513975"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513975\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513979,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513975\/revisions\/513979"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513976"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}