{"id":513939,"date":"2024-05-26T14:52:10","date_gmt":"2024-05-26T11:52:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513939"},"modified":"2024-05-26T14:52:10","modified_gmt":"2024-05-26T11:52:10","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kulan-la-qaatay-sarakiisha-kenya-ee-sugan-degmada-ceelwaq-ee-gobalka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kulan-la-qaatay-sarakiisha-kenya-ee-sugan-degmada-ceelwaq-ee-gobalka-gedo\/","title":{"rendered":"Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo kulan la qaatay sarakiisha Kenya ee sugan degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-gobaleedka Jubbaland mudane Mohamud Sayid Aaden ayaa maanta kulan Mira dhal ah laqaatay, saarkiisha ciidanka difaaca Kenya (KDF) ee ku sugan degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo,<\/p>\n<p>Shirkan oo ka qabsoomay xerada ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Ceelwaq,\u00a0 waxaa madaxweynaha ku wehlinayay Wasiirka Arimaha gudaha Jubaland, Wasiirka Amniga, wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka bada Jubaland iyo\u00a0 wasiiru-dowlaha wasaarada Amniga Jubaland iyo Taliyaha ciidanka daraawiishta Jubaland ee gobalka Gedo.<\/p>\n<p>waxa looga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa Amniga\u00a0 iyo xasiloonida degmada\u00a0 iyo inay ciidanka Kenya sii labo jibaaraan dadaalkoodu.<\/p>\n<p>ugu danbeyn, Madaxwayne ku xigeenka 1aad ee Jubaland ayaa ugu mahad celiyay madaxda, saraakiisha ciidanka iyo shacab-weynaha dowlada aan darinka nahay ee Kenya doorkoodu naf-hurnimada ah ee ay ka qaadanayaan dib usoo celinta nabadi iyo xasiloonada Soomaaliya, gaar ahaan Deegaanada Dowlad-gobaleedka Jubaland.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240526_144939_030.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-gobaleedka Jubbaland mudane Mohamud Sayid Aaden ayaa maanta kulan Mira dhal ah laqaatay, saarkiisha ciidanka difaaca Kenya (KDF) ee ku sugan degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo, Shirkan oo ka qabsoomay xerada ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Ceelwaq,\u00a0 waxaa madaxweynaha ku wehlinayay Wasiirka Arimaha gudaha Jubaland, Wasiirka Amniga, wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka bada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":513940,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513939","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513941,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513939\/revisions\/513941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513940"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}